Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda SoDMA oo goobaha Laga cabsida qabo inay ka dhacaan fatahaadaha ka sameyn carro tuuryo 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Hay’adda SoDMA oo goobaha Laga cabsida qabo inay ka dhacaan fatahaadaha ka sameyn carro tuuryo 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda Maareeynta Musiiboyinka Soomaaliyeed ee SoDMA oo horay u soo saartay xaruneeda ka digista halis wadareedka Saadaasha Roobabka, ayaa horay u soo saartay digniino ku aaddan cabsi laga qabo Roobka Gu’ga iyo daadad sababi kara in ay ka dhashaan fatahaado ay ka geystaan wabiyada deegaanadada ay ku  teedsan yihiin Jubba iyo Shabeelle.

Digniinaha ayaa soo baxay xilli laga cabsi qabay in ay dhacdo dufaantii Elnino oo ay si xooggan uga digeysay xaruntaa sadaalisa roobabka iyadoo u direeysay digniino iyo talooyin si loogu feejignaado saameynta  ay roobabka Gu’ga ku yeelan karo nafta iyo Hantida shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026

SoDMA ayaa xalay Caratuur iyo xiritaan ku sameeysay goobaha aadka halista u ah ee  laga cabsi qabo in ay ka bilowdaan  fatihaada labada  wabi ee  Jubba iyo Daawo ee maraa degmada Doloow ee gobolka Gedo.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa kumanaan jawaan iyo qalabyo muhiim u ah ka hortagga fatahaada u qeeybisay dadka dagan hareeraha wabiyada, iyada oo goobaha qaar ee wabigu ka jilicsanyahay caratuur ay ku samaysay.

Previous Post

Machadka Diblomaasiyadda oo soo bandhigay sababaha keenay damaca Ethiopia

Next Post

Hay’adda SoDMA oo deeqo kala duran gaarsiisay ku dhawaad 300 oo Qoos

Next Post
Hay’adda SoDMA oo deeqo kala duran gaarsiisay ku dhawaad 300 oo Qoos

Hay'adda SoDMA oo deeqo kala duran gaarsiisay ku dhawaad 300 oo Qoos

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In