Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda SoDMA oo Nairobi ka daahfurtay shirka ka digista xaaladaha halis wadareedka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Hay’adda SoDMA oo Nairobi ka daahfurtay shirka ka digista xaaladaha halis wadareedka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo socon doona muddo shan cisho ah oo ay soo qaban qaabiyeen Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ka digista xaaladaha halis wadareedka ayaa waxaa Nairobi ka daahfuray Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macalij Cabdulle, kaasi oo ay ka qeybgaleen Agaasimayaal ka socday Wasaaradaha dowladda Federaalka Soomaaliya, xubno ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo marti sharaf kale.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii bulshada loo fahamsiin lahaa xaaladaha ka digista qataraha oo ay sababan fatahaadaha iyo abaraha., kaasi oo ka dhaca dalkeena.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle oo ugu horeyn daahfuray shirkan ayaa tilmaamay muhiimadda uu bulshada u leeyahay maadaama shirka lagu casuumay madax ka socotay Hay’adaha kala duwan ee dowladda ee ka shaqeeya Arrimaha Bulshada.

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa tilmaamay inta uu ku suganyahay Nairobi uu Madaxda IGAD kala hadli doono fatahaadda aan la fileyn ee uu sababay Webiga Shabeelle kaasi oo la rumeysanyahay in Ethiopia ay biyaha xooggan soo deysay.

Guddoomiye Maxamuud ayaa sheegay in Hay’adaha beesha caalamka ay u bandhigi doonaan sidii looga caawin lahaa ka hortegidda abaarta La Nina ee la saadaalinayo iyo doorka Hay’adda uga aadan arintaas

Previous Post

Danjire Jabriil oo soo xiray madasha hal abuurka gamacsiga

Next Post

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2025

Next Post
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2025

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2025

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In