Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Somali Relief Network Network Of North America  ee Soomaaliya oo Deeq xoolo ah gaarsiiyay dadka danyarta ah ee ku nool Afgooye.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Somali Relief Network Network Of North America  ee Soomaaliya oo Deeq xoolo ah gaarsiiyay dadka danyarta ah ee ku nool Afgooye.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdaan xoolaha ah oo isugu jirtay Lo iyo Ari oo gaaraya 100 neef  ayaa waxaa loo qeybiyay qoysas danyar ah oo kunool degmada Afgooye iyo deegaannada ku dhow.

Deeqaadna ayaa waxaa soo dhiibay Hay’adda Somali Relief Network Of North America oo uu madax u yahay Aaadan Maxamed Ciise.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Ibraahim Cusmaan Cabdullaahi oo ah wakiilka Hay’adda Somali Relief Network Network Of North America  ee Soomaaliya ayaa sheegay in in xoolaha loo qalay dadka danta yar ay isugu jireen 70 oo Ari ah iyo 30 neef oo Lo’ah waxa uuna sidoo kale intaa ku daray in ay ka faa’iideysteen dad gaaraya ilaa iyo 1500 oo qof.

Qaar kamid ah dadka ka faa’iideystay deeqDaas ayaa u mahadcelyey Somali Lelief Network Of North America.

Previous Post

Beeesha Caalamka oo soo dhaweysay Shirka dib u heshiisiinta Galmudug

Next Post

Ra’iisul Wasaara Khayre Oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed+Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaara Khayre Oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed+Sawirro

Ra’iisul Wasaara Khayre Oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed+Sawirro

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In