Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Somali Relief Network Of North America Oo Deeq U Qeybisay Qoysas Danyar Ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Somali Relief Network Of North America Oo Deeq U Qeybisay Qoysas Danyar Ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Somali Relief Network Of North America ayaa deeq xoola nool u qeybisay qoysas danyar ah oo ku nool deegaanno ka tirsan Gobalka Shabeelaha Hoose, gaar ahaan Degmada Afgooye oo ka mid ah goobihii uu dhawaan saameeyay fatahaadda webiga Shabeelle.

Dadkan oo u badnaa qoysas aad u liitada xaaldooda nololeed ayaa la gaarsiiyay xoolo gaaraya 17 Neef oo isugu jira lo’ iyo geel  sidoo kale waxaa jiray in tirada ariga ay ahaayeen 167 Neef.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Deeqdan xoolaha ayaa waxaa ka faa’iideystay 1,500 qoys kuwaa oo lagu qiyaasay in ka badan 7,500  oo qof oo danyar ah oo la isu keenay goobta deeqda laga bixinayay.

Ibraahim Cusmaan Cabdullaahi oo ka mid ah Masuuliyiiinta Hay’adda oo madasha kula hadlay Warbaahinta ayaa yiri “Waxaan dadaal badan gelinay sidii aan u caawin leheen dadka tabaaleysan ee ku nool gobalkaan, waxaan sii laba jibaari doonnaa kaalamada dadka jilicsan aan siineyno, maadaama ay heystaan daruufo xagga nolosha ah”.

Previous Post

Madaxwaynaha Puntland Oo Kulan Looga Arinsanayo Adkaynta Nabadgelyada La Qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Gobalka Mudug “SAWIRRO”

Next Post

Wasiir Sadiq Warfa: “Xal Ayaa Laga Gaaray Cabashada Shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde”

Next Post
Wasiir Sadiq Warfa: “Xal Ayaa Laga Gaaray Cabashada Shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde”

Wasiir Sadiq Warfa: “Xal Ayaa Laga Gaaray Cabashada Shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In