Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Tadaamun oo Garoowe ku qeybisay raashin Zakaatul Fidri ah

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Tadaamun oo Garoowe ku qeybisay raashin Zakaatul Fidri ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Wadaniga ah ee Tadamun ayaa maantay ka daahfurtay magaalada Garoowe qaybinta raashin Zakaatul Fidri ah oo ay ku deeqday Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Howlaha Bani’aadantinimada ee Boqortooyada Sacuudiga.

9850 oo qoys oo isugu jira barakacayaal, qoysas danyar ah, agoon iyo maxaabiis oo ku dhaqan deegaannada Puntland ayay maantay hay’addu gaarsiisay raashinkan sida uu tilmaamayo Guddoomiyaha Hay’adda Tadamun Cabdirixmaan Cabdirisaaq Cabdirixmaan.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Ismaacil Xaaji Cabdi oo ka socday Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Diinta Puntland iyo Agaaasimaha Waaxda Barakacayaasha Dowlada Hoose ee Dagmada Garoowe ayaa ka mahad celiyay Keenista iyo Qaybinta Deeqdaaani.

Hay’adda Tadaamun oo kaashanaysa Hay’adaha Samafalka iyo Bulshada Soomaaliyeed ba, waxay dadaal badan ku bixinaysaa garab istaagga dadka danyarta ah ee Soomaaliyeed gaar ahaan dhanka deeqaha raashinka inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaanka.

Previous Post

Booliiska Caasimadda oo soo qab-qabtay burcad hubeysan

Next Post

Duqa Muqdisho oo deeq lacageed oo Ciid siin ah siiyay qaar kamida Muwaadiniinta Syria

Next Post
Duqa Muqdisho oo deeq lacageed oo Ciid siin ah siiyay qaar kamida Muwaadiniinta Syria

Duqa Muqdisho oo deeq lacageed oo Ciid siin ah siiyay qaar kamida Muwaadiniinta Syria

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In