Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waa tuma heesta ay qaaday Nimco Happy ee dunida dhan ku faaftay? (Daawo)

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Waa tuma heesta ay qaaday Nimco Happy ee dunida dhan ku faaftay? (Daawo)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Heestan oo dhowr luqadood isugu jirta, laguna magacaabo ‘I sii Nafta’, ayaa sida dab keyn qabsaday ugu faafay baraha bulshada.sidoo kalena ay bulshada soomaaliyeed jecleysteen.

Nimco , waa fannaanad soomaaliyeed oo aan ku jirin kuwa caanka aha,sidoo kalena inta badan kama aaney soo muuqan jirin baraha bulshada, waliba waxaa dadka aad ugu adag in ay xogteeda soo helaan, maadaama isticmaalkeeda baraha bulshadu uu yaraa. Laakiin ereyada soo jiidashada leh ee heesta Nimco , ‘I sii Nafta’ ayaa bishii hore qabsatay baraha bulshada.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Heestaan ayaa bishii hore oo kaliya , waxaa lagu isticmaalay tiktok ga, ilaa 98,000 oo muuqaal oo iyada la saaray, si la mid ahna waxa ay bishaas heysteen twitter ka iyo instegram -ka. Sidoo kale heestaan ayaa waxaa share gareeyey Bella Hadid , oo ah gabar kuwa dharka xayeesiiya ah, iyo raabiistaha caanka ah ee Cardi B.

Miraha heesta ee ay dadku u xusheen in ay saartaan muuqaalda ay iska duubayaan , ayaa waxa ay isugu jiraan Soomaali, Carabi,English, iyo Sawahili. Heesta ayaa qeybta dadku ka soo goosteen u dhigmeysaa sidan;

Ogsoonoow inaan ku jeclahay

And I love you more than my life

Ana hibak yaa habiibi

Nakupenda mimi sana

Waa ujeeddaa caashaqayga

 C/kaafi cali, oo ah Somali-British , bartiisa Tiktok-ga ay ku xiranyihiin taageereyaal gaaraya 87000, ayaa sheegay in, markuu arkay bishii hore oo kaliya in heestaan boqolaal video lagu sameystay, sidoo kalena uu arki jiray hooyadii oo ku luqeyneysa dhowr sano ka hor, uu isaguna markiisa go’aansaday in uu saaro bartiisa muuqaal isaga oo ku dheelaya heestan.

Hase yeeshee waxaa la yaab noqotay in muuqaalkii uu maalin qura gaaray 1milion oo daawade.Nimco Happy, ayaa iyadu aan wali dhigin muuqaalka heesteedan aadka looga faa’iiday. Balse, warar soo baxaya ayaa sheegaya in ay nimco qorsheyneyso in ay heesteeda dhigto dhowr marso oo ka mid ah baraha bulshada ,si ay faa’iidada heesteeda wax uga hesho.

Halkan ka Daawo

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada “SAWIRRO”

Next Post

Tababar ku saabsan wacyi-galinta qaadashada Tallaalka COVID-19 oo lagu soo xiray Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Tababar ku saabsan wacyi-galinta qaadashada Tallaalka COVID-19 oo lagu soo xiray Gaalkacyo “SAWIRRO”

Tababar ku saabsan wacyi-galinta qaadashada Tallaalka COVID-19 oo lagu soo xiray Gaalkacyo “SAWIRRO”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In