Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Heshiis xabbad joojin ah oo dhexmaray Armenia iyo Azebaijan

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Heshiis xabbad joojin ah oo dhexmaray Armenia iyo Azebaijan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Heshiiskani ay sida wadajirka ahi ay u gaareen labada dal ee Armenia iyo Azerbijan ayaa waxaa uu imaanaya kaddib markii wada hadallo muddo 10 saacadood socoday ay wada  yeesheen labadaasi dal iyo Russia oo waday dedaallada diblumaasi,waxayna ka dhaceen wada hadallada xabbad joojinta magaalada Moscow ee caasimadda Russia sidda uu sheegay Sargey Levarov oo ah Wasiirka Arrimaha debadda ee dalka Russia.

Diblumaasi sare oo ka tirsan dowladda Russia ayaa isna waxaa uu sheegay in hayadda caalamiga ahi ee Laan Qeyrta Cas ay ka qayb qaadatay dhex dhexaadinta labada dhinac ee xabbad joojinta ku heshiiyay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Muddadii labada todobaad ahayd ee colaaddu ka socotay halka la isku fara saaray oo ah xadka u dhaxeeya labada dal ee Nagorono Karabakh ayaa waxaa ku geeriyooday dad tiradooda ay gaareeyso ilaa saddex boqol oo qof,dagaalkaasi ayaa sida dhabta ahi waxaa uuu bilowday 27-kii bishii ina soo dhaaftay ee September,waxaana uu ahaa dagaal xoog badan oo qatartiisu ay badneeyd ,tan iyo 2016-kii.

wada hadalladaasi diblumaasi ee lagu dhex dhexadinayo labada dal ee Armenia iyo Azerbijan ayaa waxaa kale oo dedaaladaasi dhexdhexaadinta  ka qayb qaatay Ururka Iskaashiga Midowga Yurub,labada Wasiir ee arrimo dibadeed oo iyaguna ka qayb galay kulanka dhex dhexaadinta ayaan la hadlin warfidiyeennada ka gadaal markii uu dhamaaday heshiiska.

Previous Post

Ciidanka Xoogga iyo AMISOM oo xoojinaya howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab

Next Post

Golaha deegaanka Afmadow oo doortay guddoomiyaha degmadaas

Next Post
Golaha deegaanka Afmadow oo doortay guddoomiyaha degmadaas

Golaha deegaanka Afmadow oo doortay guddoomiyaha degmadaas

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In