Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hishiis laga gaaray dagaal beeleed ka dhacay Gobolka Mudug.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Hishiis laga gaaray dagaal beeleed ka dhacay Gobolka Mudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyinta Maamulada Galmudug ,Puntland ,Waxgaradka Degaanka Iyo Talista Qaybta 21aad Ee Ciidanka Xooga ayaa kawada Qayb-qaatay  Heshiisiinta Beela wada-dega Gobolka Mudug.

Heshiiskaan ayaa  horudhac u ah  dagaal muddooyinkaan dambe u dhaxeeyay beelo walaaalo ah oo wada-dego deegaan ka tirsan Gobolka Mudug ee Maamulada Galmudug iyo Puthland waxaana ugu dambeyn laga gaaray hishiis nabadeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale Ciidanka Xoogga dalka qeybta 21-Aad ayaa qeyb-ka ahaa dadaalada nabadeynta ee lagu hishiisiinayay dadka walaaala ah ee dirirtu ay dhaxmartay iyagoo halkaasi geeyay ciidan illaaliya nabadda .

“ Labada dhinac waxaan ka codsanayaa inay nala qaataan illaalinta maalka ,Nafta iyo nabad-gelyada dadweynaha maxaa yeelay har iyo habeen waxaan u taaganahay inaan dadkeyna iyo dalkeyna aan u sheqeyno sidoo kale waxaan rabnaan inaysan soo laaban dhacdooyinkaan foosha xun ee ummaadeyna dhibaatooyinka ay kasoo gareen” sidaas waxaa yiri Cabdicasiis  Cabdullahi Cabdi (Qooje) Taliyaha qeybta 21-Aad.

Ciidamada Xoogga dalka , Maamulada Puthland iyo Galmudug ayaa hore ugu guuleystay  inay hishiisyo ay  dhagax dhigaan dad walaalo ah oo wada-dego deegaano ka tirsan gobolka Galmudug ee Galmudug iyo Puthland kuwaa oo muddoyinkaa dagaalo ay ku dhaxmareen Gobolada dhexe ee dalka.

 

 

 

Tags: Hishiis laga gaaray dagaal beeleed ka socday Gobolka Mudug.
Previous Post

Tartamayaasha Degmada Kismaayo oo caawa u soo gudubtay wareegga saddexaad ee tartanka

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In