Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hogaanka baarista dambiyada Booliska oo baaraya Meydka Marxuum Rumaan oo shalay ku dhimatay Yaaqshiid

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Taliska booliska oo ka digay in qashinka la soo dhoobo hareeraha waddooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay baaritaan ku sameynayaan Meydka Marxuum Rumaan Cabduqaadir Maxamuud oo ahayd 14 jir, kuna dhalatay magaalada Muqdisho, taasi oo ay ku dhacday rasaas bastooladeed.

Ehelada marxuumadda ayaa u sheegay Hoggaanka Baarista Dembiyada in aysan jirin wax rasaas ah oo ay isku fakisay gabadhooda, balse lagu fakiyay. Waxaana saraakiisha Hoggaanka Baarista Dembiyada ay xuseen inay baarayaan arrinta iyo sida ay u dhacday, isla markaana natiijada ka soo baxda baarista kiiska ay la soo wadaagi doonaan Ummadda iyo ehelkeeda.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Falkan ayaa shalay gelinkii dambe ka dhacay xaafadda Suuqa Bacaad ee Degmada Yaaqshiid, waxaana durba meydka Marxuum Rumaan Cabduqaadir la geeyay hogaanka dambi baarista CID waxaana weli socoto baaritaanka.

Arrintan ayaa meesha ka saaraysa warar lagu faafiyay baraha Bulshada oo lagu sheegay inay isku fakisay Bastoolad Marxuumadda, iyadoo iska duubaysa Muuqaal.

Previous Post

Guddiga Qaranka tacliinta sare oo soo bandhigay liiska Jaamacadaha ka gudbay qiimaynta 1aad

Next Post

Tababar ku saabsan baarista dukumiintiga safarka oo loo soo gaba gabeeyay saraakiil ka tirsan hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda “SAWIRRO”

Next Post
Tababar ku saabsan baarista dukumiintiga safarka oo loo soo gaba gabeeyay saraakiil ka tirsan hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda “SAWIRRO”

Tababar ku saabsan baarista dukumiintiga safarka oo loo soo gaba gabeeyay saraakiil ka tirsan hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In