Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hoggaamiyaha W/Kuuriya oo si kulul ula hadlay Mareykanka

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Hoggaamiyaha W/Kuuriya oo si kulul ula hadlay Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa siweyn uga hadlay heshiiskii dal;kiisa uu la gaaray Mareykanka oo ku saabsanaa ka tanaasulka arrimaah horumarinta Nuclearka ee dalkaasi,wuxuuna ka dalbaday Mareykanku in uu arrinkaasi fuliyo waxyaabihii lagu heshiiyay.

 

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Mr Kim Jon Un ayaa hadalkan jeediyay isagoo khudbad sanadle ah u jeedinayay shacbka dalkiixsa,wuxuuna sheegay in Xukuumadda Pyongyang ay k ago’antahay ka tanaasulka Nuclearka iyo ballaarintiisa oo dunidu ay ka walaacday,balse wuxuu muujiyay in weli Washington aanay ka soo dhalaalin waxyaabihii lagu heshiiyay.

Hadalada Hoggaamiyaha Da’da yare e Waqooyiga Kuuriya oo ay ku jireen ereyo u muuqanayay hanjabaadyo lagana sii daayay Televeshinka Qaranka dalkaasi ayaa muujiyay in dalkiisa uu xaq u leeyahay in uu ilaaliyo sharafta,badaxbanaanida iyo damnaha shacabka Kuuriyada Waqooyi.

“Hadii dowladda Mareykanku aanay fulin waxyaabihii lagu heshiiyay,ayna ku adkeysato in ay sii wado xayiraadaha iyo cadaadiska ay dalkeyna saarayso,waan ka bixi doonaa,waxaana raadinaynaa habkale oo aan ku ilaashano madaxbanaanidena iyo danaha qarankeeda”. Ayuu yiri Mr Kim Jon Un.

Sanadkii hore hadal uu jeediyay ayuu ku sheegay in dalkiisu gaaray horeu mar ballaaran oo laga sameeyay dhinaca diplomaasiyadda markii uu heshiisyo la gaaray Mareykanka iyo W/Kuuriya.

Horey waxaa u kulmay hogaamiyaasha Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi,waxaana Mr Kim uu dalbanayaa kulan labaad oo uu la qaato madaxweyne Trum

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo meelmariyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019

Next Post

Aqriso: Taariikhda Gudoomiye Ismaciil (Oranjo)

Next Post
Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Oranjo)oo loo magacaabay Guddoomiyaha Degmad Cabdi-casiis

Aqriso: Taariikhda Gudoomiye Ismaciil (Oranjo)

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In