Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogayaal Shabaab ah oo lagu laayay Shabeellaha Dhexe

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsanaa Al shabaab oo lagu dilay deegaanka Guulane ee Shabeellaha dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo isbaabulay lana baxay magaca Macwiislay ayaa Argagixisada Al-Shabaab kula dagaalamay deegaano hoos taga degmada Aadan Yabaal ee Gobalka Shabeellaha Dhexe.

Related posts

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 20, 2026
Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026

Dagaalkaan ayaa waxaa lagu dilay Lix ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo labo ka mid ah ay yihiin horjoogayaal dhibaato badan ku haayay shacabka degmadaasi, kuwaasi oo dadka ku dhibi jiray inay bixiyaan lacago iyo xoolo badan oo baad ah.

Axmad Dhagey oo ka mid ah dadka deegaanka ee Shabaabka la dagaalamay oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xaqiijiyay Horjoogayaasha la kala yiraahdo Cabdi Naasir oo maaliyada u qaabilsanaa Al-Shabaab iyo Horjooge Maxamed Ganay lagu dilay dagaalo ka dhacay deegaanada Guulane iyo Labo Garas oo ka wada tirsan degmada Aadan Yabaal.

Sidoo kale Axmad Dhagey ayaa sheegay in haatan dadka deegaanka ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaanada lagu dagaalamay.

Halkaan ka dhageyso Codka dadka deegaanka

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/12/WAREYSI-GUDOOMIYAHA-RAAGE-CEELLE-CUMAR-CALI-.mp3
Previous Post

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Degmada Buula Burde.

Next Post

Howlgal qorsheysan oo lagu Burburiyay Xarun lagu diyaarinayay Walxaha Qarxa iyo Maleeshiyaad lagu Khaarijiyay

Next Post
Howlgal qorsheysan oo lagu Burburiyay Xarun lagu diyaarinayay Walxaha Qarxa iyo Maleeshiyaad lagu Khaarijiyay

Howlgal qorsheysan oo lagu Burburiyay Xarun lagu diyaarinayay Walxaha Qarxa iyo Maleeshiyaad lagu Khaarijiyay

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 20, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la...

Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In