Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge Cali Dheere oo dhaawac culus ka soo gaaray howlgal ka dhacay Shabeellaha hoose

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Horjooge Cali Dheere oo dhaawac culus ka soo gaaray howlgal ka dhacay Shabeellaha hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka aynu ka heleyno Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in horjooge Cali Maxamuud Raage Cali dheere uu ku dhaawacmay howlgal dhawaan ka dhacay Deegaanka Shaam oo hoostaga Degmada Awdheegle ee Gobolkaasi.

Howlgalka oo dhacay 11-kii bishan kana dhacay deegaanka Shaam oo dhaca inta u dhaxeysa Bariire iyo Awdheegle ayaa ka dambeeyay ka dib markii ay ciidanka Xoogga dalka ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen aagaasi oo xilligaasi maleeshiyaad uu la socday Horjooge Cali Dheere ku socdaalayay.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Weerarka ayaa sidoo kale,waxaa Al-Shabaab lagaga dilay 17-maleeshiyo halka 25-kale oo uu ku jiro Afhayeenkooda dhaawac culus lagu gaarsiiyay,waxaana hadda dhaawaca cali Dheere lagu hayaa deegaanka Kuntuwaareey ee Gobolka Shabeelaha hoose,sida ay saaraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka u xaqiijiyeen Idaacada C.Q.S.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa dhawaan maleeshiyadda Al-Shabaab ka saaray degmada Awdheegle oo mudo ay ku dhibaateynayeen dadka shacabka ah,waxaana hadda degmadaasi dib ugu soo noqday dadkii horay uga barakacay handadaada Al-Shabaab nolol cusubna bilaabay.

Previous Post

C.X.D oo kaashanaya Maamulka Koonfur Galbeed oo wada Howgal Kooxda Al Shabaab looga saarayo Sh.hoose “Dhageyso”

Next Post

Guddiga Dib-u-heshiisiinta Galmudug, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Madaxa Fulinta Galmudug oo Ka Halday Furitaanka Shir-weynaha Dhuusmareeb.

Next Post
Guddiga Dib-u-heshiisiinta Galmudug, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Madaxa Fulinta Galmudug oo Ka Halday Furitaanka Shir-weynaha Dhuusmareeb.

Guddiga Dib-u-heshiisiinta Galmudug, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Madaxa Fulinta Galmudug oo Ka Halday Furitaanka Shir-weynaha Dhuusmareeb.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In