Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge ka tirsan Argagaxisada Al-Sabaab oo isa soo dhiibay.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsan Argagaxisada Al-Sabaab oo isa soo dhiibay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Horjooge Ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabab oo lagu Magacaabo Ibraahim Manuur Cusmaan ayaa isku soo dhiibey Maamulka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

Waxana Horjoogahan uu ahaa sarkaal Mudo 9-sano ah ka mid ahaa  Kooxda Maleeshiyada Al-Shabaab,isagoona hoggaamin jirey daagaalo kala duwan oo lagu soo qaadey Degmada Diinsoor iyo Deegaano Ka tirsan Koonfur Galbeed.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Maamulka Koonfur Galbeed Shiine Mayow Aadan iyo Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Ibraahim Maxamed Nuur Shig-shigow ayaa si wadajir ah u sheegay in xiriir uu la soo sameeyay Horjoogahan,islamarkaana ay soo dhoweeyeen.

Horjooge Ibraahim Manuur Cusmaan ayaa ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed iney cafiyaan,sheegeyna inuu ka tanaasulay fikirkii qaldanaa ee Kooxda argagixisada Al-Shabaab.

Mudooyinkii u dambeyay waxaa sii kordhayay Horjoogayaasha Al-Shabaab Deegaanada koonfur Galbeed ayaa waxaa isku soo dhiibey Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabab oo dhibaato badan ka wadey deegaano ka tirsan Koonfur Galbeed.

Previous Post

Ahmiyadda Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya (Qormooyin Taxane ah)

Next Post

Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska XFS oo shirka horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ka furay Garoowe+Sawirro

Next Post
Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska XFS oo shirka horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ka furay Garoowe+Sawirro

Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska XFS oo shirka horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ka furay Garoowe+Sawirro

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In