Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge ka tirsan Kooxda Al-Shabaab oo isu-soo dhiibay Ciidanka Dawladda Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsan Kooxda Al-Shabaab oo isu-soo dhiibay Ciidanka Dawladda Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xuseen Maxamuud oo Kooxda Al-Shabaab dhexdeeda looga yaqaano Ramadaani, kana  mid ahaa Kooxda Al-Shabaab ayaa isu-soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan deegaanka Baar sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose.

Xuseen, ayaa Argagixisada waxa uu u qaabilsanaa aruurinta lacagaha baada ah oo kooxda Al-Shabaab ay ka qaado dadka shacabka ah, sidoo kale waxa uu madax u ahaa qeyb ka mid ah maleyshiyaadka Amniyaadka ah ee fuliya dilalka qorsheysan.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Taliyaha howlgelinta ciidanka Xoogga ee qeybta 43Aad Gaashaanle Sare Ismaciil Sheekh Isxaaq oo la hadlay Idaacadda ku hadasha Afka Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa sheegay in horjooge Xuseen Maxamuud Ramadaani isa soo dhiibistiisa ay timid, iyadoo Kooxda Al-Shabaab dhexdeeda uu ka jiro Khilaaf aad u xooggan, isagoo xusay in ay soo gaareyso warbixin sheegeysa in Argagixisada iyagga ay hadda  is beegsanayaan.

Xuseen Maxamuud Ramadaani oo ah Horjoogaha Ciidanka isku soo dhiibay oo la hadlay Idaacadda Codka Ciidamada qalabka sida, ayaa sheegay in uu ka qeyb qaatay dagaalo badan, islamarkaana uu go’aansaday inuu isaga baxo Kooxda oo uu sheegay in daadinta Dhiigga Shacabka ay usoo jeesteen.

Previous Post

Djibouti marks 41st anniversary of Independence Day

Next Post

Guddoomiyaha Golaah Aqalka sare oo kulan la qaatay dhigiisa Kenya “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaah Aqalka sare oo kulan la qaatay dhigiisa Kenya “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaah Aqalka sare oo kulan la qaatay dhigiisa Kenya "SAWIRRO"

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In