Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge Sare oo Al-shabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay ciidanaka Dowladda+sawiro.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Horjooge Sare oo Al-shabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay ciidanaka Dowladda+sawiro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Horjooge Ka tirsan kooxda Maleeshiyada Al-  Shabab ayaa isku soo dhiibey Maamulka Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay ,sarkaalkan ayaa waxaa lagu magacaabaa Ibrahim Maxamed Adan ( Ibarhim Boolis ), waxa uu ahaa Madax maaliyadda iyo Sirdoonka Alshabaab u qaabilsanaa Degmada Bardaale ee gobolka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Horjoogahaya isku soo dhiibaya Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed,isagoo wata Qorigiia AK47 ayuu isku soo dhibay Ciidanka Xooga Dalka,lana soo dhaweyeey.

Guddoomiyaha Degmada Bardaale Maxamed Isaxaaq Araxas ayaa faafahin ka bixiyay sida ugu soorta gashey in maamulka Degmada isku soo dhiibo.

“Sarakaal kan ka tirsanaa ALshabaab oo hada soo goostay,waxaa lagu magacaabaa Ibrahim Maxamed Adan ( Ibarhim Boolis ), waxaa uu ahaa qof wax badan dagaalo ay ina dhexmareen,labo jago ayuu haayay, madixii sirdoonka iyo Maaliyadda Bardaale,nin aad looga yaqaano deegaanada ayuu ahaa,iyadoo la tixgelinayo baaqii madaxweynaha JFS ee ahaa cafiska waan soo dhaweynaya xiriiro ayaa ina dhexmaray, kadib markii uu go’aansaday in uu ka soo boxo Alshababa,isagoo arkay dhibaatada lagu hayo shacabka,taasii ayaana sabab u ahayd in uu isku soo dhiibo Dowladda”. Ayuu yiri Guddoomiye Caracaseeye.

Ugu dambeyn Guddoomiye Maxamed isxaaq Caracaseeye Ayaa baaq u diray Dhalinyarada la marin habaabiyay Ee ku jira Kooxda Maleeshiyada Al shabab,isagoo tixgalinaayo baaqii Madaxweynaha jamhuuriyadda Fedaralka Soomaaliya Maxamed Cabdullhi Farmaajo ee ahaa in qofkasta oo ka soo laabto fekerka qalday ay dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda ay soo dhaweynayaan,lana cafinaayo.

Previous Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo Maleeshiyadda Al-Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.

Next Post

Mareykanka oo war ka soo saaray duqeyn ay ku dileen xubno ka tirsan Daacish.

Next Post
Hor-jooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib.

Mareykanka oo war ka soo saaray duqeyn ay ku dileen xubno ka tirsan Daacish.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In