Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogihii khawaarijta Gobalka Mudug oo lagu dilay Camaara

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Horjoogihii khawaarijta Gobalka Mudug oo lagu dilay Camaara
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Baxdo Maxamed Cabdullaahi Muuse ayaa sheegay in howlgallo qorsheysan oo laga fuliyay ilaa iyo saddex aag lagu jebiyay Khawaarijta.

Guddoomiyaha oo u waramay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in howlgalka lagu dilay ku dhawaad 10 ka tirsan Khawaarijta, iyadoo deegaannada howlgalka laga fuliyay ay iminka gacanta ku hayaan ciidanka deegaanka oo gacan ka helaya cidamada xoogga dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Howlgalka waxaa laga fuliyay saddex aag oo ay ku jirto Camaara, halkaasi oo lagu qaarajiyay 7 horjooge oo ay ka mid ahaayeen kii Argagixisada u qaabilsanaa gobalka Mudug, kii Maxkamad isku sheega, madaxii dhanka lacagaha baadda u qaabilsanaa iyo kuwa kale oo khawaarijta ka tirssn”.ayuu yiri Guddoomiyaha.

Guddoomiye Maxamed Cabdullaahi Muuse ayaa xusay in guushaan ay wax weyn u tahay shacabka, maadaama laga dulqaaday kooxihii dhibaatada ku hayay, isagoo intaa ku daray in ciidamadu ay sii wadayaan howlgallada lagu baacsanayo khawaarijta.

.

Previous Post

War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Soomaaliya iyo Itoobiya

Next Post

NISA oo lacag dul dhigtay horjooge ka tirsan Khawaarijta

Next Post
NISA oo lacag dul dhigtay horjooge ka tirsan Khawaarijta

NISA oo lacag dul dhigtay horjooge ka tirsan Khawaarijta

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In