Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hormuud Foundation oo 165 goobood oo hoos tagta Caabudwaaq gaarsiisay gargaar biyo ah+Sawirro

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Hormuud Foundation oo 165 goobood oo hoos tagta Caabudwaaq gaarsiisay gargaar biyo ah+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xili ay ka siidarayso saameynta  abaarta waqtigan ka jirta inta badan dalkeena, taasoo dadka iyo duunyada weli ku harsan deegaanada miyiga ku reebtay Cuduro iyo macaluul ayaa hadana waxaa socda dadaallo la doonayo in dadka abaartu la itaalka daran la gaarsiiyo gurmad.

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Dadka ku nool tuulooyinka hoostaga degmada Caabudwaaq ayaa la gaarsiiyay gurmadyo aan badnayn oo biyo ku kooban kuwaasi oo ay bixiyeen Ganacsato, qurbajoog, dad muxsiniin iyo wakiilada gudiga Gurmadka  abaaraha dalkeena

Maaamulka Shirkada isgaarsiinta Hormuud qaybteeda qaabilsan Caawimaadka dadka dhiban ee Hurmuud Foundation ayaa biyo dhaamin ka sameysay 165 goobood, waxaa ka faa’iideystay  dadka iyo xoolaha ku dhaqan deegaanno ka tirsan kuwa abaarta la liita ee dhaca waqooyiga Gobolka Galgaduud

Qaar kamid ah dadka ka faa’iidaystay biyaha ay bixisay shirkada Hormuud oo aan la kulmay ayaa sheegay in aad ugu farxeen biyo dhaaminta loo sameeyay.

Faarax Axmed Cali oo ah maamulaha laanta Hormuud Caabudwaaq oo lahadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in ay sameeyeen kormeer iyo xog baaris la xariista abaarta taasi oo keentay in la qaado talaabooyinka loogu gurmanayo dadka.

Maxamed Haaraa oo ah guddoomiyaha guddiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Caabudwaaq ayaa kaga mahadceliyay maamulka Shirkadda Hormuud taakuleynta ay siisay dadka iyo xoolaha la dhiban abaarta.

Sawir:-Qaade Cabdikariin Axmed Bulxan Wakiil Wareedka Warbaahinta Qaranka Caabudwaaq

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Warbaahinta sida gaarka ah loo leeyahay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Jubbalan oo dib Ugu Laabtay Kismaayo

Next Post
Madaxweynaha Jubbalan oo dib Ugu Laabtay Kismaayo

Madaxweynaha Jubbalan oo dib Ugu Laabtay Kismaayo

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In