Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horumarinta Howlaha Wasaaradda Guryeynta Oo Laga Shiray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Horumarinta Howlaha Wasaaradda Guryeynta Oo Laga Shiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir oo ay wehelinayaan Wasiir ku-xigeenka Maxamed Cali Maxamuud & Wasiiru dowlaha Wasaaradda  Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) ayaa daah furay shirka Ban-baxa Wasaaradda Hawlaha Guud ee DFS.

Shirka oo ay ka qayb galayaan Agaasimaha Guud, Agaasime waaxeedyada, La taliyeyaasha & u qayb sanayaasha mashaariicda ayaa socondoona muddo laba maalmood ah, waxaana looga wada hadli doonaa inta uu shirku socdo dar-dargalinta hawlaha shaqo ee Wasaaradda, Qorshayaasha hortabinta u leh Wasaaradda, Dib u eegista mashaariicda, Kuwa aan u qabsoomin sidii loogu tala galay, Caqabadaha keentay Iyo sidii looga gudbi lahaa.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugu horayntii Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud DFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa ku bogaadiyey agaasimeyaasha Wasaaradda dedaalkooda ku aaddan kamira dhalinta shaqada Wasaaraddu ay u hayso dalka.

Waxa uu intaa ku daray in halkaas laga siiwado shaqada, ka Wasiir ahaanna ay ka go’antahay arintaasi.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud S/G Bashiir Maxamed Jaamac ayaa sheegay in looga baahanyahay Wasiirada, Agaasimaha Guud & Agaasime waaxeedyada Wasaaradda isku duubni iyo wada shaqayn.

Wasiir kuxigeenka Maxamed Cali Maxamuud ayaa isaguna si lamid bogaadiyey shaqada culus ee ay hayaan hawl wadeenada Wasaaradda.

Gaba gabada shirka Ban-baxa Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS ayaa laga soosaari doonaa qodobo muhiim u ah dar-dargalinta shaqada ay Wasaaradda u heyso Qaranka.

Previous Post

Sawirro: Wasiir difaaca iyo Taliyaha xoogga oo gaaray deegaano hoos taga Baxdo

Next Post

Alshabab oo sumeysay ceel-biyood ku yaala gobolka Hiiraan (Dhageyso wareysi)

Next Post
Alshabab oo sumeysay ceel-biyood ku yaala gobolka Hiiraan (Dhageyso wareysi)

Alshabab oo sumeysay ceel-biyood ku yaala gobolka Hiiraan (Dhageyso wareysi)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In