Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horumarinta wxbarashada ardayda Soomaaliyeed oo laga wada hadlay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Horumarinta wxbarashada ardayda Soomaaliyeed oo laga wada hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyoTacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku laqaatay Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada ee Gobalka Banaadir.

Kulanka oo ay qeyb ka ahaayeen Agaasimaha Waxbarashada Gobalka Banaadir iyo Agaasimaha xiirka Maamul Gobaleedyada iyo Hay’adaha ee Wasaaradda Waxbarashada ayaa lagu soo bandhigay xog ku saabsan kormeeradii dugsiyada, diiwaangalinta iskuullada, Tababarka, tayeynta macallmiinta wax ka dhiga iskuulada dowladdu maamusho iyo tirada ardayda waxka barata dugsiyada Gobalka Banaadir.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada mudane Axmed Xasan ayaa sheegay in kawasaarad ahaan ay ahmiyadda Koowaad siinayaan Horumarinta Waxbarashada Ardayda Soomaaliyeed.

Previous Post

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Next Post

Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare oo meel mariyay Hindise-sharciyeedka Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare oo meel mariyay Hindise-sharciyeedka Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka “SAWIRRO”

Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare oo meel mariyay Hindise-sharciyeedka Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In