Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgal lagu beegsaday Alshabaab oo ka dhacay Kuunya Barroow

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Duqeyn xagga cirka ah oo lagu dilay horjooge ka tirsan argagixisada Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Habeenkii xalay, 5-ta Maarso, 2020,  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeyn cirka ah la beegsaday argagaxisada Alshabaab ee ku sugan nawaaxiga Kuunyabarrow ee Soomaaliya.

Weerarkan duqeynta ee laga soo shaqeeyey ayaa lagu dilay hal qof oo ka tirsan argagaxisada Alshabaab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Duqeyntan iyada ah iyo guulahii dhawaan laga soo hoyey duullamadii dhulka ayaa tusaale u ah in DFS iyo bahwadaageeda Mareykanka ay ku dabajiraan jabinta kuwa argagaxiya dadka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan

Hogaanka Alshabaab ayaa horey u caddeeyey in weeraradooda ay la beegsanayaan dowladda Soomaaliya, saaxiibada Geeska Afrika, Dowladda Mareykanka iyo danaha Mareykanka ee aduunka oo idil.

Hubin ay sameeyeeyn imanka DFS iyo Mareykanka ayaa lagu ogaaday in aysan jirin cid shacab ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay duqeymahan cirka ah ee la qaaday.

Dowrka Mareykanka uga aadan dadaalada caalamiga ayay Ciidanka AFRICOM iyo Hay’adaha kala duwan ee Mareykanka ka caawiyaan dowladda Soomaaliya hawlaha u yaalla ee ay iyadu hormuudka ka tahay oo ku aadan ka hortagga iyo iska caabinta in ururrada argagaxisadu soo abaabulaan kharbudaad ballaaran.

Dadka Soomaaliyeed si wadajir ah ayay uga soo horjeedaan Alshabaab iyo gaboodfallada ay kula kacaan shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.

 

Previous Post

Qaramada midoobay oo ka digtay Ayax kale oo ka dillaaca Soomaaliya

Next Post

Guddoomiyaha Shabeelaha Hoose oo Amniga kala hadlay Bulshada Awdheegle

Next Post
Guddoomiyaha Shabeelaha Hoose oo Amniga kala hadlay Bulshada Awdheegle

Guddoomiyaha Shabeelaha Hoose oo Amniga kala hadlay Bulshada Awdheegle

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In