Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo amni xaqiijin ah oo laga sameeyay xaafadaha degmada Afgooye

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamo Boliis Ah Oo Afgooye Xaafada Ka Mid Ah Fariisimo Ka Sameystay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgallo lugu xaqiijinayo amniga degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sacadii ugu danbeeyay ciidamada amniga ee maamulka Koonfurgalbeed waxa ay ka sameeyeen xaafadaha degmadaasi.

Howlgalladan 48 saac ee la soo dhaafay ay ciidanka booliska ka sameeyeen waaxyaha degmada Afgooye ayaa ahaa mid lagu xoojinayay amniga xaafadaha degmada, iyadoo ciidanku ay mid mid u baarayeen guryaha iyo gaadiidka kala duwan ee degmada dhexdeeda isaga kala goosha.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Suldaan Maxamed oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka ee degmada oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan howlgallada ciidanka booliska ay ka wadaan degmada, ayna diyaar u yihiin inay la shaqeynayaan si loo xaqiijiyo sugidda amniga.

Taliye ku-xigeenka saldhiga booliska degmada Afgooye Labo xidigle Cabdullaahi Xaaji Maxamed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in shacabka degmada ay si wanaagsan ula shaqeeyaan ciidamada, waxaana uu intaa ku daray inay joogteyn doonaan howlgallada nabadgelyada lagu xaqiijinayo.

 

Previous Post

Dilalka ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika oo dib u soo cusboonaaday

Next Post

Carruur darbi jiif ah oo xalay laga soo uruuriyay degmooyinka gobolka benaadir

Next Post
Marwada madaxweynaha oo xarun u sameysay carruurta waddooyinka ku nool

Carruur darbi jiif ah oo xalay laga soo uruuriyay degmooyinka gobolka benaadir

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In