Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo la qorsheynayo in laga bilaabo deegaannada maamulka Koonfur galbeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Howlgallo amni xaqiijin ah oo laga sameeyay Degmada Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada xoogda Dalka Soomaaliya iyo kuwa Koofur Galbeed ayaa wada dhaqdhaqaadii ugu dambeeyay oo ay ugu diyaar garoobayaan howlgallo ka dhanka Al Shabaab oo ay ka fulinayaan gobollada Baay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Baay Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa ku soo waramay in howlgallada laga fulin doono meelo cayiman oo ay ka mid ah deegaannada ay kaga dhuumaaleysanayaan gobollada Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose, si dib loo furo waddooyin muhiim u ah isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha goboladaasi ku nool.

Related posts

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

April 11, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay munaasabadda soo dhaweynta markabka shidaal-qodista ee Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay munaasabadda soo dhaweynta markabka shidaal-qodista ee Soomaaliya

April 11, 2026

Guddiga amniga ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa qorsheynaya in ciidamada wada jirka ah la howlgeliyo, si looga hortago dhagarta ay maleegayaan maleeshiyada Al-Shabaab.

Dhawaan ayay ahayd markii dowlad goboleedka Koonfur galbeed ay sheegtay in dhawan la bilaabi doono howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab, kadib markii tababbaro loo soo xiray ciidamada daraawiishta ee maamulka Koonfur galbeed.

Previous Post

Goobo Ganacsi oo ay leeyihiin Soomaali ayaa Lagu Boobay Magaalada Cape Town

Next Post

Kulan loogu duceynayay dhallinyaradii ku dhimatay badda oo lagu qabtay xeebta Liido

Next Post
Admiral Faarax Qare: Biyaha Xeebta Liido waa la wasaqeeyay

Kulan loogu duceynayay dhallinyaradii ku dhimatay badda oo lagu qabtay xeebta Liido

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay munaasabadda soo dhaweynta markabka shidaal-qodista ee Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay munaasabadda soo dhaweynta markabka shidaal-qodista ee Soomaaliya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee...

Safiirka Aan Joogtada Ahayn ee Soomaaliya oo waraaqihii aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay madaxweynaha dalka Belarus

Safiirka Aan Joogtada Ahayn ee Soomaaliya oo waraaqihii aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay madaxweynaha dalka Belarus

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Belarus):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, isla markaana ah safiirka aan joogtada ahayn ee Soomaaliya u qaabilsan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In