Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo lagu soo qabtay maleeshiyaad lagu tuhmayo inay ka tirsanyihiin UGUS “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Howlgallo lagu soo qabtay maleeshiyaad lagu tuhmayo inay ka tirsanyihiin UGUS “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalkan oo ay si wada jir ah u fulinayeen ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda, Ciidanka Booliska iyo kuwa AMISOM ayaa ka dhacay warshaddii hore ee Baastada Xafadda Dabaqeynka, Suuqa Xoolaha ee Degmada Yaaqshiid

Ciidmada wda jirka ah ayaa isku gedaamay jidadka iyo xaafadaha, iyagoo mid mid u baarayay guryaha si looga soo saaro dad la tuhunsanaa in ay ku dhuumaaleysanayaan xaafadahaas.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Baritaankan ayaa ka dambeyay xog ay heleen Sirdoonka Soomaaliya, kaas oo muujinayay macluumaadyo ka digayay kooxo ka tirsan UGUS oo abaabulayay falal ammaanka magaalada Muqdisho lagu qal qalgelinaya.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha Maxamed Yuusuf Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa shegay in howlgalkaaasi lagu soo qabqabtay shan ruux oo la tuhunsayahay in ay ka tirsanyihiin kooxda UGUS, isla markaana xoriyaddooda dib loogu celiyay dad kale oo howlgalka intii lagu guda jiray lasoo qabqabtay.

“Cidamada amniga ka shaqeeya ee wada jir ah ayaa howlgallo qorsheysan oo target ah oo sirdoonku ay keeneen, ciidanka NISA sirdoonkooda ay keeneen xogtooda, ayaa lagu howlgalay xalay xilli dambe, waxaana lagu soo qabtay shan ka mid ah ururka Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed ee UGUS, dhagar qabayaashooda shan ka mid ah ayaa lagu soo qabtay, oo ay ciidanku bartilmaameed u ahaa” ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Amniga.

Howlgalkaasi ayaa qeyb ka ahaa howlgallo balaaran oo ciidamada ammaanku ka wadaan magaalada Muqdisho, iyadoo muddooyinkii la soo dhaafay aad loo adkeeyay ammaanka magaalada Muqdisho, waxaana dib xoriyaddooda u helay qaar ka mid ah kuwa howlgalka lagu soo qabtay kaddib markii lagu waayay kiisaskii loo heystay.

IMG_1826 IMG_1828 IMG_1831 IMG_1832 IMG_1849 IMG_1853 IMG_1862 IMG_1880 IMG_1890 IMG_1893 IMG_1895 IMG_1898 IMG_1901 IMG_1903 IMG_1904 IMG_1906 IMG_1908 IMG_1909 IMG_1913 IMG_1919 IMG_1925 IMG_1933

Sawir Qaade:- Ismaaciil Muqtaar Cumar (Orange)

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Nikolas Kay oo dowladda ku ammaanay horumarka ay ka gaartay dhinacyada Siyaadda iyo amniga

Next Post
Nicholas Kay oo cambaareeyay weerarkii Baydhabo

Nikolas Kay oo dowladda ku ammaanay horumarka ay ka gaartay dhinacyada Siyaadda iyo amniga

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In