Saturday, February 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo qorsheysan oo lagu dilay horjooge iyo maleeshiyo ka tirsanaa Al-Shabaab “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Howlgallo qorsheysan oo lagu dilay horjooge iyo maleeshiyo ka tirsanaa Al-Shabaab “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgal qorsheysan oo ay si wada jira u fuliyeen ururka 5-aad Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka iyo ciidanka Nabad sugidda Jubbaland ayaa lagu dilay 4 ka tirsan maleeyshiyada Al-Shabaab oo uu ku jiray horjoogihii watay maleeshiyadka ciidanku ay dileen.

Ciidanka ayaa sido kale howlgalka ku dhaawacay 7 kale oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab, kaasi oo ka dhacay deegaanno ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo Itoobiya kaga qayb galay Shir Madaxeedka Africa iyo Talyaaniga

Madaxweynaha JFS oo Itoobiya kaga qayb galay Shir Madaxeedka Africa iyo Talyaaniga

February 14, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

February 14, 2026

Ururka 5-aad Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka iyo ciidanka Nabad sugidda Jubbaland ayaa howlgalka ku burburiyay goobo ay gabaad ka dhiganayeen kooxda nabadiidka Al-Shabaab, waxaana ka mid ah degaannada kala ah Muduloow, Qutu’to, Waareey, Buulohareeri  iyo Dhanlojo.

Saraakiisha ciidanka Kumaandooska Danab ee howlgalka hogaaminayay aya tilmaamay inay ka kago’antahay ciribtirka kooxaha Nabadiidka ah ee Al-Shabaab.

 

Previous Post

RW Rooble: “Heshiiska shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Batroolka waa mid sharci darro ah”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Warka Subaxnimo

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Madaxweynaha JFS oo Itoobiya kaga qayb galay Shir Madaxeedka Africa iyo Talyaaniga

Madaxweynaha JFS oo Itoobiya kaga qayb galay Shir Madaxeedka Africa iyo Talyaaniga

February 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Shir Madaxeedka labaad ee Talyaaniga iyo Afrika oo ay...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

February 14, 2026
0

RADIO MOGADISHU:-Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 13th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud has hailed the...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho

February 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 13-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir guddoomiyey shir muhiim ah oo ka dhacay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir guddoomiyey shir muhiim ah oo ka dhacay.

February 13, 2026
0

Iyadoo ay socoto qabsoomidda Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In