Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlwadeenno caafimaad oo gurmad u fidinaya bukaano uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Howlwadeenno caafimaad oo gurmad u fidinaya bukaano uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Koox caafimaadka qaabilsan oo ka socda Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa howlo caafimaad ah oo ay ugu gurmanayan dadka uu soo ridanayo xanuunka shabunbiyoodka ah ka wada magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool.

Dr Cabdullaahi Yuusuf Maxamed oo hogaaminaya howlwadeennada caafimaadka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ay halkaasi gaareen Khamiistii aynu ka soo gudubnay, iyaga oo ka baxay magaalada Muqdisho, isagoo xusay in ujeedka socdaalka ay ku joogaan magaalada Xudur ay tahay sidii ay u dabiibi lahaayeen bukaanada qaba xanuunada kala duwan ee ka dhalatay abaarta.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Dr Cabdullaahi Yuusuf ayaa tilmaamay inay howlo caafimaad u fidiyeen bukaano uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka, isagoo intaa ku daray inay sii wadayaan howlaha loogu gurmanayo dadka qaba xanuunada kala duwan ee ka dhalatay abaarta ka jirta gobolka Bakool.

Dhaqaatiirtan caafimaadka qaabilsan ayaa muddo 15 cisho ah ku sugnaan doono magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, iyadoo ay jiraan howlwadeeno caafimaad ku sugan qaar ka mid ah gobollada dalka.

Previous Post

Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho lana kulmay Madaxda dalka

Next Post

Dowladda Talyaaniga oo agab ku wareejisay maamulka Isbitaalka Xoogga dalka

Next Post
Dowladda Talyaaniga oo agab ku wareejisay maamulka Isbitaalka Xoogga dalka

Dowladda Talyaaniga oo agab ku wareejisay maamulka Isbitaalka Xoogga dalka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In