Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlwadeeno ka tirsan Warbaahinta Qaranka oo Tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Howlwadeeno ka tirsan Warbaahinta Qaranka oo Tababar loo soo xiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan maanta la soo xiray ayaa lagu baranayay sida loo sameeyo Barnaamijyo tayo leh iyo maamulida Barnaamijyada Doodaha ah waxaana ka qaybqaatay  ku dhowaad 20-ka mid ah Howlwadeenada Warbaahinta Qaranka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Tababarkaan oo socday Mudo Shan maalmood ah ayaa waxaa bixinayay macalimiin ka socotay Hay’adda horumarinta Warbaahinta Caalamka ee  dalka Finland ee magaceeda loo soo gaabiyo VIKAS.

Agaasimaha TVga Qaranka Mudane Liibaan Cabdi Cali oo ka hadlay munaasabada xiritaanka Tababarkaan ayaa u mahadceliyay macalimiinta ka socotay dalka Finland, wuxuuna sheegay in Tababarkaan uu wax badan ka badali soono tayada howlwadeenada Warbaahinta Qaranka.

Mudane C/rixmaan Yuusuf Sheekh Cadaala oo ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa asna kula dardaarmay Wiilashii iyo Gabdhihii ka qayb qaatay Tababarkaan in wixii ay barteen ay ku dabaqaan shaqada ay u haayaan Bulshada.

Howlwadeenada Warbaahinta Qaranka ee ka faa’iidaysay Aqoon is waydaarsigaan ayaa sheegay dhankooda inay wax badan barteen mudadii koobneyd ee uu socday siminaarkaan waxayna u mahadceliyeen macalimiinta Hay’adda horumarinta Warbaahinta Caalamka ee  dalka Finland ee magaceeda loo soo gaabiyo VIKAS.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo garsooreyaasha ugu baaqay in ay ka qayb qaataan sarreynta cadaalladda

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo arrimo iskaashiga la xiriira kala hadlay Safiirka Qatar ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo arrimo iskaashiga la xiriira kala hadlay Safiirka Qatar ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo arrimo iskaashiga la xiriira kala hadlay Safiirka Qatar ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In