Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

ICJ oo maalintii labaad dhageysatay kiiska dacwadda baddeenna oo ay muranka gelisay Kenya

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
ICJ oo maalintii labaad dhageysatay kiiska dacwadda baddeenna oo ay muranka gelisay Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta oo Talaado ah taariikhduna ay ku beegantahay 16-bisha ayaa waxaa mar kale dib uga billaabatay maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ ee magaalada The Hague dhagaysiga dacwadda baddeenna oo ay muranka galisay  Kenya.

Sidii shalay Kenya kama aysan ka soo qeyb-gelin dhageysiga garmaqalka hase ahaatee xubnaha dowladda Soomaaliya ku matalayay ayaa xaadir waxay ku ahaayeen gudaha maxkamadda.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Wafdi uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku sugan goobta ay ka socoto dhageysiga dacwadda, waxaana 100% la filayaa inay Soomaaliya ku guueleysato.

Kenya ayaa horay tiro kabadan sedex jeer uga codsatay maxkamada caddaaladda ICJ in dib loo dhigo dhageysiga dacwadda balse Soomaaliya oo dhowreyso nidaamka caddaaladda dunida ayaa aqbashay, hase ahaatee balantii ugu dambeysay iyadoo saacado ay ka harsanyihiin Keyna ayaa sheegtay inaysan kasoo qeyb-gali doonin.

Dacwadda baddeena oo ay muranka galisay Kenya ayaa soo socday in ka badan 7 sano waana dhegeysigii ugu horeey iyo wareegii koowaad, Soomaaliya ayaa shalay iyo maanta laheyd jadwalka garmaqalka waxaana sida qorshu yahay uu ku ektahay dhageysiga 24-Bishaan.

Tags: ICJ oo maalintii labaad dhageysatay kiiska dacwadda baddeenna oo ay muranka gelisay Kenya
Previous Post

Xukuumadda cusub ee Liibiya oo xilka la wareegtay

Next Post

Howlwadeennada Caafimaadka Isbitaalka Banaadir oo qaatay talaalka ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”

Next Post
Howlwadeennada Caafimaadka Isbitaalka Banaadir oo qaatay talaalka ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”

Howlwadeennada Caafimaadka Isbitaalka Banaadir oo qaatay talaalka ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In