Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ifraax Macalin Axmed oo haweenka ku xiran xabsiga dhexe kaalmo gaarsiisay.SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ifraax Macalin Axmed oo haweenka ku xiran xabsiga dhexe kaalmo gaarsiisay.SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ifraax Macalin Axmed oo ah Gabar Soomalaiyed oo u ololeysa arrimaha xaquuqal insaanka isla markaana dhawaan ku guuleysatay biladda haweenka u oleysa xaquuqda haweenka  Africa ayaa waxay maanta deeq  gaarsiisay haweenka maxaabista ah ee  u xiran xabsiga dhaxe ee Xamar,  si ay nolashoda ugu maareyaan bisha barakeysan ee Ramadaan oo maalma kooban ka harsan tahay  iyadoo booqashada xabsiga dhaxe uu ku wehlinayey xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir,

Ifraax ayaa kormeertay qeybaha uu ka kooban yahay xabsiga oo haatan uu ka socdo dib udhis xoogan xili Madaxda Qaranka ay ku baaqeen in laga qeyb qaato sidii dib-udhis iyo dayac tirba loogu sameyn lahaayen guud ahan xabsiga dhaxe ee Xamar.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Muxiyadiin  Cali Nuur  oo ah ganacsade Soomaliyeed kana mid ah dadkii kasoo jawaabay baaqa Saraakisha xabsiga Dhaxe ayaa xabsiga dhexe gaarsiiyay biyo nadiif ah, oo ay isticmaali karaan maxaabiista.

Ifraax macalin Axmed  oo Warfidiyeenada la hadashay ayaa ka codsatay Taliyaha Ciidanka Aluubta iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka in wax ka qabtaan Maxaabiista ku dhibaateysan Xabsiga Dhaxe,

Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac  Goobe  ayaa u mahad celiyay Ifraax Macalin Axmed iyo Muxiyadiin Cali Nuur oo kasoo jawaabay baaqi ahaa in laga qeyb qaato caawi maada  dadka maxaabista ah ee xabsiga dhexe ku xiran.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo goobta kahadlay ayaa ku bogaadiyay umada Soomaaliyed ee kunool dalka iyo dibada in ay door muuqda ka qaatan sidii Bisha barakeysan ee Ramadaan ee fooda nagu soo heyso loo caawin lahaay dadka Soomaaliyed ee ku dhabaateysan Gudaha dalka.

1 2 5

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasaaradda Xanaanad Xoolaha oo bilowday mashruuc looga hortagayo xaalufinta  dhirta

Next Post
Wasaaradda Xanaanad Xoolaha oo bilowday mashruuc looga hortagayo xaalufinta  dhirta

Wasaaradda Xanaanad Xoolaha oo bilowday mashruuc looga hortagayo xaalufinta  dhirta

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In