Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ifraax Macalin Axmed oo Ireland kulan kula qaadatay mas’uuliyiin kala duwan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ifraax Macalin Axmed oo Ireland kulan kula qaadatay mas’uuliyiin kala duwan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ifraax Macalin Axmed waa gabar Soomaliyed oo da’a yar ah waxeyna u olaleysa arrimaha beni’aadanimada sida wacyi gelinta ka hortaga kufsiga iyo ladagaallanka Gudniinka Fircooniga kuwaaso ah dhibaatoyinka ugu badan oo ay la kulmaan Dumarka Soomaliyed, sidoo kale Ifraax waxey aad isugu howshaa in bulshada Soomaliyed ay meel ugu soo wada jeystaan ka hortago xadgudubyada Xaquuqal insaanka, Maadama uu dalka Soomaliya muda dhor iyo labaatan sano ah uu kujiray dagaalo sokeeyo iyo bur bur .

Ifrah Macalin waxa ay aas aastay Hey-ad u olaleysa xaquuiqda Dumarka, hey’adas oo lagu magacaabo Ifrah foundation iyadoo booqasho ay ku tagtay qaar kamid ah gobalada dhaxe iyo kowfurta Soomaliya waxeyna kulama wacyi galin ah la qaadatay ururada haweenka Soomaliyed si ay door muhiim ah ugu qaatan ciribtirka Gudniinka Fircooniga, waxeyna haatan ku sugan tahay dalka Ireland halkaasi oo ay kaga qeyb gashay shir looga hadlaayo sidii Dowlada Ireland ay gacan ugu geysan laheyd Hormarinta xaquuqal insaanka ee Dalka Soomaliya.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

Xaggga waxbarashada waxa ay wax kusoo baratay Dalka Ireland in mudana halkaasi kunooleyd iyadoo waxbarashadeeda kadib ay go’aan satay   in ay dalkeedo hooyo dib ugu laabato si ay wax ugu qabato Hormarinta dalka iyo dadkeda waxeyna markii ay dalka kusoo laabatay oo ay kasoo dagatay Garoonka Aadan cade ee magaalada Muqdisho ay aad ugu damqatay kana ilmeysiisay Nolasha ay kunool yihiin qoysaska danyarta iyo Dhibaatada xiligaasi dalka kajirtay.

Intaas kadib Ifraah waxey go’aan ku gaartay iney si laba laabto da’daal keedi ahaay iney u olaleyso dhibaatoyinka Xanuunka badan ee sida joogtada ah ay ula kulmaan Dumarka soomaliyed iyo tacayadiyada Bini’aadanimada ee dalka kajira iyadoo Bulshada iyo hey’adaha Caalamka ay u sheegtay in Soomaliya ay tahay Dal u baahan in si dhab ah loogu gurmado ama loo garab istaago.

aad ifra kkk shir jaraaid

W/D: Nuur Saciid Tahliil

Previous Post

Wasiiro ka qeyb galay Xiritanka Tababar ku saabsanaa la qabsahada is-badalka Cimilada oo Qaar ka Mid ah Shaqalaha Dowlada logu soo Gabagabeeyay Nairobi”Sawirro”

Next Post

Guddoomiye Sheekh Xuseen “Waxaan qorsheyneynaa inaan dib u dayactir ku sameyno waddada isku xirta Beledweyne iyo Buulo-burte”

Next Post
Guddoomiye Sheekh Xuseen “Waxaan qorsheyneynaa inaan dib u dayactir ku sameyno waddada isku xirta Beledweyne iyo Buulo-burte”

Guddoomiye Sheekh Xuseen “Waxaan qorsheyneynaa inaan dib u dayactir ku sameyno waddada isku xirta Beledweyne iyo Buulo-burte”

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In