Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

IGAD oo soo jeedisay in la da dajiyo dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo saaxibadeeda IGAD’akhriso’
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Urur goboleed IGAD ayaa soo jeediyey in la da,dajiyo dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe inta aan la gaarin doorashooyinka Soomaaliya ka dhaca sanadkaan 2016.

Ergeyga gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in goor dhaw la filayo in dalka ay ka qabsoonto nidaamka doorashada dad ban, waxaana uu intaa raaciyay in ay lagama maarmaantahay in la dhameystiro nidaamka federaalka oo la dadajiyo dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxa ay nala tahay in la soo gaaray, waqtigii la dhameystiri lahaa dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe, waxaan soo jeedineynaa in la da dajiyo dhismaha maamulkaasi, maadaama iyagu kaliya ay ka harsanyihiin dhismaha nidaamka federaalka ah, waxaana uu caawinaya in la helo nabadgelyo iyo isu soo dhawaasho shacabka labada gobol” ayuu yiri Maxamed Cabdi Afeey.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

Safiirka Cusub ee Soomaaliya oo Warqadaha aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha Masar

Next Post
Safiirka Cusub ee Soomaaliya oo Warqadaha aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha Masar

Safiirka Cusub ee Soomaaliya oo Warqadaha aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha Masar

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In