Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Imaamyada Waqooyi Ameerika oo doortay hogaan cusub 10 sanno ka dib “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Imaamyada Waqooyi Ameerika oo doortay hogaan cusub 10 sanno ka dib “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dallada isu taga  Imaamyada iyo masaajidada Waqooyi Ameerika ayaa kulankooda sanadlaha ahaa waxa uu ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka, iyadoo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 100 Imaam oo ka kala yimid guud ahaan gobolada Dalka Mareykanka iyo marti sharaf kale oo iyana ka yimid wadanka Denmark ee Qaaradda Yurub.

Kulankani ayaa sidoo kale loo doortay hogaan cusub iyo gollo marjac kuwaasi oo badali doono maamumlkii hore oo uu madax u ahaa Sheekh Abuu Fadli waxana hada la doortay Sheekh Xasan Jaamac. Oo ku magacdheer Sheekh Xasan Dhooye.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Qaar ka mid ah Culumada oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa ku dheeraaday sanadihii ay shaqeynayeen iyo manta xaalka meesha uu marayo iyagoo sheegay in hadda ay ka kooban yihiin 28 Masjid oo ku midaysan Daladani.

Sheekh Maxamed Idiris Axmed oo ka mid ah culumada ugu tunka weyn Soomaalida isla markaana ah aas aasaha Daladani hadana ka ah la taliyaha guud ee isu taga Imaamyada Waqooyi Ameerica ayaa sheegay in kulankani uu ahaa kii 24aad ee sanad walba dhaca isla markaana looga tashto sidii loo hormarin lahaa dacwada iyadoo la midaysan yahay.

Sheekh Xasan Dooye oo madax ka ah Daladda isu taga imaamyada oo la hadlay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu ku dadaali doono mideynta Masaajidada iyo Waxbarashada Ardayda Soomaaliyeed iyo sidii kor loogu qaadi lahaa hormarka diinta islaamka taasi oo baahi badan ka jirtay Wadamada Qurbaha.

Madaxii hore ee isu taga Culumada Dalladda Cumulada Soomaaliyeed Sheekh Abuu Fadli oo isna la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa xusay in uu ku faraxsan yahay xilka uu maanta wareejiyey isla markaana uu meel wanaagsan uu soo gaarsiiyey hey’adani isagoo sheegay in uu hadana diyaar u yahay in sidii hore iyo si ka sii wanaagsan.

 _MG_2130 _MG_2131 _MG_2136 _MG_2139 _MG_2143 _MG_2144 _MG_2146 _MG_2147 _MG_2148 _MG_2149 _MG_2151 _MG_2152 _MG_2153 _MG_2154 _MG_2156 _MG_2157 _MG_2160 _MG_2161 _MG_2162 _MG_2164 _MG_2165 _MG_2176 IMG_2127

Libaan Xuseen.

Warbaahinta Qaranka.

Minneapolis, USA

 

 

 

Previous Post

Hanti dhowraha Qaranka “Dowladda Hoose ee Xamar dhulka waxa ay u maamushaa si waafaqsan sharciga”

Next Post

Baarlamaanka oo loo Aqrin doono markale Sharciga Shaqalaha Ajaanibta ah

Next Post
Kulanka Baarlamaanka oo su’aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda

Baarlamaanka oo loo Aqrin doono markale Sharciga Shaqalaha Ajaanibta ah

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In