Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Imaaraadka oo Soomaaliya ka caawineyso bixinta mushaarka ciidanka Xoogga dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xuska 55 guurada ciidanka Xoogga Dalka oo ka socoto Muqdisho iyo gobollada dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa maanta wada saxiixday heshiis ku saabsan bixinta qeyb ka mid ah mushaaraadka Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, kadib munaasabad lagu qabtay Muqdisho.

Heshiiska ayaa waxaa dhinaca dowladda si wada jir ah u saxiisay Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Fargeeti iyo Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cali Baashi Maxamed, halka dhanka dowladda Imaaraadka uu u saxiixay safiirka Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cusmaan, kaasi oo la xiriiro in Imaaraadka ay Soomaaliya ka caawineyso qeyb ka mid ah mushaarka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

Abaanduulaha Ciidanka Xooga Dalka Somaaliyeedย  Jeneraal Cali Baashi Maxamedย  ayaa u mahadceliyay Dowladda Imaaraadka Carabtaย  bixinta qeyb ka mid ahย  mushaaraadka ciidanka xoogga dalka.

โ€œWaxaa farxad weyn noo ah in aan maanta u fadhino helidda mushaaraadka ciidanka qeyb ka mid ah, ujeedkeena waxa ay tahay in la helo waqti goโ€™an oo la bixiyo mushaaraadka ciidanka, Imaaraadkuna way ku mahadsantahay sida ay inooga caawineysoโ€ ayuu yiri Abaanduulaha.

Safiirka Dowladda Imaaradka Carabtaย  Maxamed Axmed Cusmaan Al-Xamadi ayaa tilmaamay in ay diyaar u yahiin in dowladda Soomaaliya ay ka caawiyaanย  bixinta qeyb ka mid ah mushaaraadka XDS, si ay u xoojiyaan howlgallada ay dalka kaga xoreynayaan argagixisada Al-Shabaab.

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxameed Aadan Fargeeti ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya ay ciidanka u heli doonaan si joogto ah mushaaradkooda.

โ€œMaanta waa maalin muhiim noo ah, in muddo ah waxaa laga hadlayay soo daahista mushaaraadka ciidamada, waxaan xal u raadineynay mushaaraadka soo daaha ee ciidanka, marka dowlada Imaaraadka waxa ay naga balan qaaday bixinta qeybo ka mid ah mushaaraadka ciidanka, hada wixii ka dambeeyana si joogta ah ayaa loo bixin doonaa Insha Allahโ€ ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda.

Wasiirka ayaa xusay in Xukuumadda ay ahmiyad gaar ah siineyso amniga.

Previous Post

Todobaadka wacyi gelinta Waxbarashada oo lagu soo gabo gabeeyay Koonfur Afrika “SAWIRRO”

Next Post

Midowga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee dalka Sudan oo soo dhoweyn u sameeyay wefdiga agaasimaha-Sawirro

Next Post
Midowga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee dalka Sudan oo soo dhoweyn u sameeyay wefdiga agaasimaha-Sawirro

Midowga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee dalka Sudan oo soo dhoweyn u sameeyay wefdiga agaasimaha-Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In