Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 80 Al-Shabaab ah oo lagu dilay dagaalka ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Taliye Gorod”Howlgalku wuu socon doonaa ilaa laga ciribtiro argagixisada Alshabaab”+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa howlgal ballaaran haatan ka wada deegaanka Baarsanguuni iyo nawaaxigiisa,iyagoo ku raad jooga maleeshiyaad ka tirsan koxda Alshabaab oo saaka arrornimadii weerar ku soo qaaday fariisin ay ciidamadu ku lahaayeen halkaasi.

 

Kooxaha argagixisada Alshabaab ayaa weerar ku bilowday Labo gaari oo qaraxyo ah ku qaaday deegaanka Baarsanguuni oo ay fariisimo ku lahaa deegaankaasi,balse ciidanka Militariga Soomaaliya ayaa iska difaacay weerarkaasi,iyagoo qasaare xoogan u geystay maleeshiyaadkii weerarkaasi soo qaaday ee Alshabaab.

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Aadan Isxaaq Cali ayaa Wakaaladda SONNA u sheegay in Ciidanka Xoogga dalka oo ka feejignaan dhagarta Al-shabaab ay halkaasi ku toogteen ilaa 87-ka tirsanaa maleeshiyaadkii weerarka naf lacariga ah soo qaaday,iyadoo sidoo kale ciidamadu ay ku raad joogaan firxadka argagixisada.

Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegay in ilaa Buundada Araare uu dagaalku gaaray,iyadoo ciidanka Xooga Dalku ay isku fidiyeen deegaano hor leh, oo ay ku dhuumaalaysanayaan koxda argagixisada ah ee Alshabaab.

Argagixisada ALshabaab oo u muuqda kuwo waqtigoodi uu sii dhamaanayo awoodoodina ay sii daciifayso ayaa isku daya weerar nafla caarinimo ah,balse ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyeed ayaa heegan ballaaran ugu jiraa sidii dhagarta Alshabaab ay uga difaaci lahaayeen shacabka

Previous Post

Ciidanka ammaanka oo ka hortagay weerar ay Al-shabaab ku soo qaadeen Baar-sanguuni.

Next Post

Akhriso: Nuxurka kujira warmurtiyeedka shirkii iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

Next Post
Madaxweynaha JFS oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Belgiumka ugu baaqay iney ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka

Akhriso: Nuxurka kujira warmurtiyeedka shirkii iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In