Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In kabadan 70 qof oo ku dhintay Daadad iyo dhul go’ ka dhacay Indonesia

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
In kabadan 70 qof oo ku dhintay Daadad iyo dhul go’ ka dhacay Indonesia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 70 qof ayaa ku dhintay in kanadan 60 kalena waa lagu la yahay Daadad iyo dhul go’ ka dhacay gobolka bari ee Papua ee dalka Indonesia, sida ay sheegtay  hay’adda musiibooyinka Qaranka ee Dalkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Roobab mahiigaan ah oo halkaasi ka da’ay ayaa sababay fatahaad balaaran oo qasaare xoog leh sababtay, waxaana socda dadaallo gurmad ah oo dhibanayaasha lagu caawinayo, inkastoo jidadka oo burburay ay hawlaha gurmadka caqabad ku noqdeen.

Magaalada Sentani oo kali ah ayay ku dhinteen 60-ruux, halkaas oo ka mid ah meelaha sida ba’an daadadku ugu fataheen, sida laga soo xigtay Saraakiisha ciidamada gobolka Papua.

In ka badan 4,000 oo qof ayaa ku qasbanaaday inay guryahooda isaga baxaan, qaarkood ayaana hoy ka dhigtay xafiisyada dowladda.

Hay’adda masiibooyinka dalka Indonesia ayaa sheegtay in ay jiraan dad gaaraya 60-ruux oo maqan lagana cabsi qabo inay ku jiraan dhibanayaasha daadadka ku waxyeeloobay.

Ku dhawaad Nus milyan ruux ayaa laga saaray guryahooda oo daadadku soo gaareen, si loo geeyo goobo ammaan ah.

Hay’adaha gurmadku waxay soo saareen digniin ku wajahan dhulka daadadku ku soo aadanyihiin in la baneeyo, si loo yareeyo qasaaraha.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulaha xarunta agoonta gabdhaha Boondheere oo ka warbixisay booqashadi wafdiga Djibuuti ee xaruntaasi”Dhageyso”

Next Post
Maamulaha xarunta agoonta gabdhaha Boondheere oo ka warbixisay booqashadi wafdiga Djibuuti ee xaruntaasi”Dhageyso”

Maamulaha xarunta agoonta gabdhaha Boondheere oo ka warbixisay booqashadi wafdiga Djibuuti ee xaruntaasi"Dhageyso"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In