Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isu soo bax ka dhan ah Khawaarijta oo ka dhacay Xeebta Liido

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Isu soo bax ka dhan ah Khawaarijta oo ka dhacay Xeebta Liido
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro, Xildhibaanno, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka iyo boqolaal shacab ah ayaa maanta xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis uga qeybgalay Banaabax weyn, kaas oo halkudhig looga dhigay ololaha ciribtirka Khawarijta iyo naqdinta ficiladooda guracan.

Sidoo kale banaanbaxaan ayaa maanta waxaa qeyb ka ahaa shaqaalaha iyo agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee hay’adda SoDMA iyo shacab badan oo iskaga kala yimid degmooyinka Muqdisho, kuwaas oo watay boorar ay ku xardhan-yihiin hal ku dhigyo ka dhan ah Kooxaha Khawaarijta , iyagoo shacuurtooda ku muujiyay sida ay ugu soo horjeedaan xasuuqa ay kooxda Khawaarijta la beegsanayaan shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sheegay in Dhallinyaradu yihiin halboolaha wadanka, khawaarijtana ay doonayso in ay indhaha naga rido, loona baahanyahay in wixii awood ah la iskugu geeyo sidii dalkeenna khawaarijta looga saari la ahaa.

Previous Post

Howlwadeennada Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeyb qaatay dibad bax ka dhan ah khawaarijta

Next Post

Doorka Culimada ee la dagaallanka Afkaarta khaldan ee khawaarijta oo laga hadlay

Next Post
Doorka Culimada ee la dagaallanka Afkaarta khaldan ee khawaarijta oo laga hadlay

Doorka Culimada ee la dagaallanka Afkaarta khaldan ee khawaarijta oo laga hadlay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In