Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wakiilka Warbaahinta Qaranka ee UK “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wakiilka Warbaahinta Qaranka ee UK “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ku dhaqan magaalada London ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wakiilka cusub ee dhawaan Wasaaradda Warfaafintu usoo magacowday Warbaahinta Qaranka ee Cariga Ingiriiska Marwo Faadumo Faandhe Cali.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska, waxaana dhamaan dadkii ka hadlay xafladad ugu hambalyeeyeen madaxda Wasaaradda warfaafinta tallaabadan horumarka leh ee ay ku dhaqaaqeen mas’uuliyiinta Wasaaraddu iyo isbadalka ay ka sameeyeen xafiiska Warbaahinta Qaranka ee UK.

Related posts

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

October 4, 2026

Maxamed Aadan Teera oo ah rugcadaa saxaafadeed, kana mid ah Warbaahinta Soomaalida oo ka hadlay munaasabdan ayaa dhankiisa ku tilmaamay tallaabadan mid dhiirigelin unoqonaysa da’yarta Soomaaliyeed ee ka hawlagala Warbaahinta Soomaalida

“Tallaabdani waa guul usoo hoyatay dhalinyarada Soomaaliyeed oo inbadan oo kamid ah aan fursad u helin inay qabtaan xilalka kala duwan ee Warbaahinta ay ka hawlgalaan, waxaana mas’uuliyada in loo dhiibaa dhallinyarada ku siyaadinaysaa inay xil iska saaraan dhallinyarada shaqada ay qabanayaan “ ayuu yiri rugcadaa saxaafadeed Maxamed Aadan Teera.

 

IMG_0002 IMG_0017 IMG_0018 IMG_0020 IMG_0030 IMG_0031 IMG_0034 IMG_0035 IMG_0037 IMG_0042 IMG_0046 IMG_0049 IMG_0052 IMG_0059 IMG_0060 IMG_0064 IMG_0070 IMG_0081 IMG_0087 IMG_0097 IMG_0111 IMG_0118 IMG_0124 IMG_0128 IMG_0129 IMG_0135 IMG_0136 IMG_0137 IMG_0146 IMG_0153 IMG_0156 IMG_0159 IMG_0163 IMG_0201 IMG_0204 IMG_0247 IMG_0251 IMG_0254 IMG_0284 IMG_0293

 Abdirahman Soomaali

Warbaahinta Qaranka

London UK

Previous Post

Cayaartooyda da’yarta oo xalay loo sameeyay xaflad soo dhaweyn ah “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

October 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay George Conway, Ku-xigeenka...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫

October 4, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta xarig-jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In