Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Minneapolis oo soo dhaweeysay duqa Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda  Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Minneapolis oo soo dhaweeysay duqa Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyadda  Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa qabatay xaflad lagu soo dhaweynayo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Xafladda oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Minneapolis.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Qaar ka mid ah dadkii xafladda hadalka ka jeediyay ayaa si  kooban u xusay inay aad ugu faraxsanyihiin guddoonka cusub ee gobolka Banaadir.

Guddoomiya gobolka Banaadir oo xafladda qadka teleefonka uga qeyb galay ayaa sheegay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka, gaar ahaan kuwa ku nool gobolka Minnesota xafladda soo dhaweynta ah ee ay u sameeyeen, waxaana uu xusay in uu si cadaalad ah ugu adeegi doono bulshada Soomaaliyeed.

Ugaas Ismaaciil Cabdulle oo ku hadlayay magaca qaban qaabiyeyaasha xafladda ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin guddoomiyaha cusub ee gobolka Banadir, isagoo ku booriyay in uu ka shaqeeyo danta Ummadda Soomaaliyeed ee xilka loogu dhiibay.

“Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan kuu sameyno xaflad soo dhaweyn ah oo ku aadan xilka laguu magacaabay, waxaana kuu rajeyneynaa in aad si hufan u gudan doonto waajibaadka laguu idmaday”ayuu yiri Ugaas Ismaaciil Cabdulle.

1 2  4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 12289487_1152629944766849_6488200588168598778_n (1)

Previous Post

Madaxweynaha: “Waa in xabbad joojin degdeg ah oo waarta ay ka dhaqan gashaa Gaalkacyo”

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post
Muxaadaro ka Hadleysa Islaamka iyo Qabyaalada oo uu Caawa Sh Muxamed Macalin Axmed ku qabtay magaalada gaalkacyo

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In