Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaalida ee Mareykana oo qabatay xaflad lagu taageeraayo Madaxweynaha dowlad goboleedka K/Galbeed

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaalida ee Mareykana oo qabatay xaflad lagu taageeraayo Madaxweynaha dowlad goboleedka K/Galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad ay soo abaabuleen Jaaliyadda Konfur Galbeed ee dalka Mareykanka, isla markaana lagu maamuusaayey sanadguurada koowaad ee ka soo wareegatay magacaabidda Madaxweynaha K/Galbeed ayaa lagu qabtay magaalada louisville ee gobolka kentucky oo ka tirsan  dalka Mareykanka.

Xafladdaan oo sidoo kale lagu maamuusaayey xuska sanadguurada koowaad ee furida xaafiiska Jaaliyadda Konfur Galbeed ee Mareykanka,waxaa ka qeybgalay, Masuuliyiinta Jaaliyadda,Ardada, haweenka culuma-udiin iyo siyaasiyiin.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Gudoomiyaha cusub ee Jaaliyadda Konfurgalbeed Mareykanka Idiris Sharif Ali ayaa uga mahadceliyay dhamaan dhinacyada kala duwan ee ka soo qeybgalay xafladan isaga oo ka codsaday in ay sameeyaan Maalgashi iyo dal ku noqosho si ay qeyb uga noqdaan horumarka dalka.

Dhamaan dadkii ka hadlay xafladdan ayaa u hanbalyeeyay madaxweynaha iyaga oo ka codsaday in uu noqdo mid u cadaalad sameeya shacabka Konfurgalbeed isla markaana hormuud u noqdo dhiirogalinta qurba joogta si ay dalkooda ugu  laabtaan una sameeyaan maalgashi kalsooni ku dhisan.

Previous Post

Shirkii Maaliyadda ee Kismaayo oo la soo gaba-gabeeyay

Next Post

Ciidanka XDS ee qeybta 21-aad oo ka tacsiyeeyay waxyeeladii qaraxii ka dhacay Gaalkacyo.

Next Post
Ciidanka XDS ee qeybta 21-aad  oo ka tacsiyeeyay waxyeeladii qaraxii ka dhacay Gaalkacyo.

Ciidanka XDS ee qeybta 21-aad oo ka tacsiyeeyay waxyeeladii qaraxii ka dhacay Gaalkacyo.

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In