Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota oo dalbaday in Maxamed Nuur uu helo caddaalad

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dibad bax ballaran oo lagu taageerayey Maxamed Nuur oo Soomaali Mareykan ah, loona haystay dilka gabar caddaan ah oo lagu magacaabi jiray Justiane Damond, kana soo jeeday dalka Australia, balse haysatay dhalashada dalka Mareykanka ayaa lagu qabtay afaafka hore ee guriga  looga arrimayo dowladda Hoose ee magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Bannaan baxaan Nababdeed ayay kaga cabanayeen cadaaladda darradda loo gaystay Maxamed Nuur  Jaaliyadda Soomaaliyeed ee daggan Gobolka Minnesota ayaa wuxuu ku soo aadaya, iyadoo sacaado un kaddib lagu dhawaaqi doono xukunka Maxamed Nuur,taas oo ay sheegeen Jaaliyaddu in uusan helin xukun caddaaladeed, balse ay ka codsanayaan in uu helo guddoon ka duwan kii hore.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhan kale Eheladda Maxamed Nuur ayaa tacsi u diray qoyskii ay ka geeriyotay  Justiane, iyagoo sheegay in aad uga xun yihiin dhibta gaartay.

Aabaha dhallay Maxamed Nuur oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa u mahadceliyey Jaaliyadda Soomalaiyeed ee ka soo qayb-gallay isu soo baxaan, isaga oo sheegay in ay dalbanayaan in uu wiilkiisu helo xukun Cadaalad dhamaystiran oo aan ahayn mid dhan ka raran.

Maxamed Nuur waxa uu horay uga tirsanaa booliiska magaalada Minneapolis, Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka,  waxaana loo heystaa dilka Justiane Damond oo ahayd gabar cadaan ah.

Previous Post

Al-Shabaab oo laga soo furtay xoolo ay dhaceen, lix maleeshiyana laga dilay

Next Post

Madaxweynaha Hirshabelle oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan

Next Post

Madaxweynaha Hirshabelle oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In