Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway oo taageertay Maamulka KMG ah ee Jubaland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shir lagu soo xulayo xildhibaanada maamulka Jubba oo Kismaayo ka furmaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyadda Soomaliyeed ee Dalka Norway ayaa magaalada Oslo waxa ay ku qabteen Xaflad lagu Taageerayo Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubaland Axmed Maxamed Islam(Axmed Madoobe) oo dhawaan loo doortay inuu noqdo Madaxweynaha Mamulkaasi 4-ta Sano ee soo socota.

Kulankan oo ay soo abuubuleen Jaaliyada Jubaland ee magaalada Oslo ayaa waxaa ka soo qeyb galay boqolaal Dad weyne ah oo lagu casuumay xafladdaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugu horeyn waxaa kulankan khadka taleefonka ugu qeyb galay Madaxweynaha Jubaland oo dadkii Soomaaliyeed ee munaasibadda joogay uga warbixiyay xaaladda Gobalka, Isagoo sidoo kale Dadweynaha ku dhiirrigeliyay muhiimadda ay leedahay in qofkasta oo Saamaaliyeed ku dadaalo ka qeybqaadashada dib u dhiska Dalka.

Intaasi kadib waxaa kulanka Qudbado ka Jeediyay Qaar kamid ah dadkii ka qeybgalay kulankaasi lagu taageerayay Maamulka Jubbaland, waxa ayna si guud uga wada hadleen taageerada ay hayaan Maamulkaasi.

Previous Post

Jaamacadda Jamhuuriya oo bilowday todobaadka Jiheynta “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u furay askar ka mid noqonaya ciidanka booliska “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u furay askar ka mid noqonaya ciidanka booliska “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u furay askar ka mid noqonaya ciidanka booliska "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In