Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo markooda muujiyay dowr walaaltinimo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo markooda muujiyay dowr walaaltinimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sanadihii ugu dambeeyay waxaa sii kordhayay is dhexgalka iyo wadanoolaanshaha bulshooyinka Soomaaliyeed iyo kuwo Turkiga ee wadankaasi kunool,kadib markii ay sii korotay tirada Soomaalida kunool dalkaasi,kuwasi oo halkaasi u tagay qaabab kala gedisan sida waxbarasho iyo bulsho deegaan ahaan u jooga.

Tani ayaa muujinaeysa heerka uu gaarsiisanyahay xiriirka ka dhexeeya labada dal Soomaaliya iyo turkiga,waxaana arrin ay ka dambeysay markii Soomaalidu ay dareemeen taageerada walaaltinimo ee dhabta ah oo Turkigu uu la garabtaagan yahay Soomaaliya,laga soo bilaabo sanadkii 2011,gurmadkii abaaraha Dalka ku dhuftay.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Hadaba dadka Soomaaliyeed ee dalkaasi kunool ayaa bilaabay in ay dhankoodi muujiyaan dareen dhab ah oo ka tarjumaya wax wada qabsiga labada bulsho,iyadoo taasi laga duulayo ayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Turkiga qaaday tallaabo si weyn looga hadal hayo dalkaasi, ayna qoreen warbaahinta Turkiga.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga ayaa lacag ay iska soo ururisay ku shubtay Sanduuqa Garab-istaaga Turkiga ee Madaxweynaha dalkaasi Recep Tayyip Erdoğan ku dhawaaqay, kaasoo dadka Turkiga ay ku ururiyeen kaalmeynta howsha ka hortagga cudurka Covid-19.

Lacagta Soomaalid bixisay dhawaan ayaa dhan 110,000 Turkish Liiraha Turkiga ah, una dhiganta 15,000 Dollar, waxayna Soomaalidu muujiyeen inay yihiin Dad abaalka loo galo gudi kara.

Wareejinta deeqda ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxda ka socotay Dawladda Turkiga ee magaalada Istanbul, Madaxda Jaaliyadaha Carabta ee ee Turkiga iyo warbaahin badan oo Turkiga laga leeyahay.

Tallaabada Soomaaldu qaaday ayaa si weyn loosoo dhoweeyay dalkaasi, iyadoo lagu bogaadiyey kaalinta ay qaateen oo jaaliyadaha kale aanay weli sameyn.

Inkastoo ay xiran yihiin guud ahaan ganacsiga , isku socodka gawaarida   iyo waxbarashada  dalka Turkey waxaana arintaasi sameyay COVID19  dowlada Turkey ayaa wada dadaalo ay kula tacaleyso bulanada uu kudhacay cudur Coronavirus.

Waxana socda dadaalo ay wado dowlada  Turkey jira in lafuri doono isku socodka  gadiidka , diyardaha iyo gobaha ganacsiga waxbarashada dalka ,dabayaqaada bisha may hadii ay xalada dalka Turkey uu iminka kujiro ay wax isma bedesho.

Sida ay shegtay wasaradda Caafimaadka dalka Turkiga ayaa warbaahinta u xaqiijisay tirada guud ee uu kudhacay cudurka Coronavirus,

Tirada guud ee inta qof oo uu ku dhacay 139,711 qof.

Dhismaha guud 3,841 qof.

Bukanada cafimaaday 95,780 qof.

Tags: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo markooda muujiyay dowr walaaltinimo
Previous Post

Wabiga shabeelle oo ku fatahay tuulooyin hor leh oo hoostaga Degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay +sawirro

Next Post

Guddiga heer qaran ee wacyi galinta Covid-19 oo yeeshay kulan is xogwareysi ah+Sawirro

Next Post
Guddiga heer qaran ee wacyi galinta Covid-19 oo yeeshay kulan is xogwareysi ah+Sawirro

Guddiga heer qaran ee wacyi galinta Covid-19 oo yeeshay kulan is xogwareysi ah+Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In