Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda Jamhuuriya oo bilowday todobaadka Jiheynta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda Jamhuuriya oo bilowday todobaadka Jiheynta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaamacadda Jamhuuriya ee Culuumta iyo Tiknaloojiyadda (JUST) ayaa lagu qabtay xaflad lagu daah furayay sanad dugsiyeedka cusub ee 2018-19 sidoo kalane lagu soo  dhaweynayay ardayda cusub ee Jaamacadda kusoo biiray sanadkaan, kaasi oo ay ka qeyb galeen maamulka sare ee Jaamacadda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa ka hadlay madasha xafladda Guddoomiyaha Jaamacadda Eng Maxamed Axmed Maxamuud, oo ardayda cusub kusoo dhaweeyay Jaamacadda, sidoo kalane uga warbixiyay hiigsiga Jaamacadda. Waxaa sidoo kale ardayda cusub lahadlay dhamaan madaxda kulliyadaha kala duwan ee jaamacadda iyo guddoomiyaha midowga ardaya Jaamacadda Jamhuuriya,  dhamaantoodna waxay si diiran u soo dhaweeyeen ardayda cusub kuna booriyeen inay ku dadaalaan waxbarashada si ay uga mira dhaliyaan.

Ugu dambeyntii goobta waxaa suugaan soo dhaween ah ka tiriyay Cabdirisaq Isaaq oo ka tirsan ardaya Jaamacadda.

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA XEEBTA DALXIISKA EE KEYDSANAY

Next Post

Daawo Warbixin” ku saabsan hano qaadka Beeraha Gobalka Mudug

Next Post
Daawo Warbixin” ku saabsan hano qaadka Beeraha Gobalka Mudug

Daawo Warbixin" ku saabsan hano qaadka Beeraha Gobalka Mudug

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In