Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda Plasma oo bandhig cilmiyeed ka sameysay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda Plasma oo bandhig cilmiyeed ka sameysay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan  oo ay ku soo bandhigayeen  ardayda wax ka barata  Jaamacadda Plasma,  isla markaana loogu  dabaaldagayay  sanadguuradii ka  soo waregatay markii la aas aasay  Jaamacadaasi ayaa manta  lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Munaasabada ayaa waxaa  ka  soo qeyb galay maamulka  Jaamacadda  Plasma, ardayda dhigata Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda iyo marti sharaf kale ee lagu casuumay  munaasabada.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Waxaana  ardayda kuliyadaha  kaladuwan ee  jaamacada ay  goobta  ku soo bandhigeen  raashiinka dalka noocyadiisa kala duwan iyadoo kuliyad kasta ay  si gaar ah u soo bandhigeen waxqabadkeeda  sida  tecnoolajiyada,caafimaadka iyo  dhamaan wax qabadka  Jaamacadda Plasma.

Gudoomiyaha Jaamacada  Plasma  Prof  Xasan Maxamed  (Xasan-kaafi) oo ka  hadlay  munaasabada  ayaa tilmaamay in bandhigan uu yahay mid ardayda ay ku soo bandhigayeen waxyaabaha ka soo go’a dalkeena iyo kuwa kale oo ay Soomaalidu caado ahaan u isticmaali jireen.

Muddooyinkan ayaa waxaa sii kordhayay jaamacadaha sida  garka ah loo leeyahay  oo ay ka soo qalin jabinayem arday aad  u fara  badan taasoo muujineysa  horumarka   ay  ku tilaabsanayaan  bahda waxbarashada.

DSC05603 DSC05607 DSC05609 DSC05626 DSC05627 DSC05641 DSC05651 DSC05652 DSC05653 DSC05654 DSC05655 DSC05657 DSC05682 DSC05709 DSC05712  DSC05719 DSC05721 DSC05724 DSC05726 DSC05731 DSC05734  DSC05739 DSC05742 DSC05752 DSC05753 DSC05754 DSC05755 DSC05757 DSC05759   DSC05769 DSC05770 DSC05771 DSC05772 DSC05781 DSC05782  DSC05785 DSC05788  DSC05790 DSC05791 DSC05793 DSC05794 DSC05798 DSC05803 DSC05806 DSC05809 DSC05810 DSC05814

Sawir Qaade: Farxaan Saleebaan Daahir

Previous Post

Jaamacadda Ummadda oo soo bandhigtay arday cusub oo ay qaadatay

Next Post

Ku-simaha Madaxweynaha Dalka oo qaabilay Danjireyaasha Sweden iyo Turkey ee Soomaaliya

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Soo Saaray Go’aan Ku Saabsan Maareynta Wadahadal gelinta Mooshinka Madaxweynaha

Ku-simaha Madaxweynaha Dalka oo qaabilay Danjireyaasha Sweden iyo Turkey ee Soomaaliya

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In