Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda SIMAD oo heshiis la gashay hay’ad ka shaqeysa waxbarashada gobollada Dhexe “Sawirro”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda SIMAD oo heshiis  la gashay hay’ad ka shaqeysa waxbarashada gobollada Dhexe “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Heshiis iskaashi dhanka waxbarashada oo ay kala saxixadeen Iftiin Education and development (IFED) iyo jaamacadda SIMAD ayaa ka dhacay xarunta maamulka ee jaamacadda SIMAD.

Heshiiska ayaa dhigaya in ay jaamacadda SIMAD bixiso tababar macallinimo oo socanaya muddo 5 sano ah kaa oo lagu tababarayo 80 macalim oo ka tirsan macalimiinta Iftiin. Sido kale jaamacadda ayaa ka furaysa xarun waxbaraho degmada Cadaado halkaas oo uu tababarku ka dhacayo.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Iftiin waa hayad madax bannaan oo ay aasaaseen aqoonyahanno qurbe joog ah, kana howl gasha gobollada dhexe. Waxa ay gacanta ku haysa in ka badan 10 dugsi oo waxbarashada aasaasiga ah iyo tan sareba lagu bixiyo, kuwaas oo ku yaalla Mudug iyo Galguduud.

Gudomiyaha jaamacadda SIMAD Daahir Xasan Cabdi ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in loo dhaweeyo jaamacadda bulshada Soomaaliyeed, asagoo intaa ku daray in ay xarumo waxbarasho dhawaan jaamcaddu ka furi doonto gobollo kale.

Gudomiyaha hayadda iftiin Cabdixafiid Salaad Siyaad oo asna hadlay ayaa sheegay in ay fursad wayn u tahay dadka gobolada dhexe in waxbarasho tayo leh loogu geeyo hoygoodi. Waxa uu tilmaamay in heshiiskan uu taabanayo takhasusaadka xisaabta, physics-ka, biology iyo chemistriga. Waxa uu intaa ku daray in ay rajaynayaan sanadaha soo socda in kulliyaad kale lagu kordhin doono.

Waa markii ugu hireeysay ee ay jaamacadda SIMAD xarun waxbarasho ka furto meel ka baxsan gobolka Banaadir.

IMG_5697 IMG_5704 IMG_5715 IMG_5719 IMG_5721 IMG_5727 IMG_5735 IMG_5749

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Dilka Biri-ma geydada-DHAGAYSO

Next Post
Dilka Biri-ma geydada-DHAGAYSO

Dilka Biri-ma geydada-DHAGAYSO

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In