Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaban oo Hal Milyan oo Dollar ku bixineysa ka hortagga Qaraxyada Argagaxisada

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Jaban oo Hal Milyan oo Dollar ku bixineysa ka hortagga Qaraxyada Argagaxisada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaaradda Dowladda Jaban ay ku leedahay dalka Kenya ayaa sheegtay inay Doladeedu hal Milyan oo Doollar ku bixinayso la dagaalanka xadgudubyada ay kooxda xaq jirka shabaab ka geystaan Soomaaliya.

Safaaradu, waxay ku sheegtay Bayaanka ay arrinta ka soo saartay inay kaalmadan lacageed ay Dowladda Jaban u soo marin doonto Soomaaliya Sanduuqa Qaraamada Midoobay ee u qaabilsan la dagaalanka khatarta Miinooyinka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Baayaankaasi waxaa lagu sheegay in Dowladda Jaban ay shantii sanadood ee la soo dhaafay ay uga qeyb qaadatay sugidda amniga Soomaaliya lacag dhan 7.3 milyan oo Doollar, si looga hortago Waxyeelada Qaraxyada.

Bayaankan ay soo saartay Safaaradda Jaban ee magaalada Nairobi waxaa kaloo lagu sheegay inay sii wadi doonto taageeridda la daagaalanka kooxaha xaqajirka ah si looga hortago waxyeeladooda.

Previous Post

Toos u Daawo: Xaflada Furitaanka Kalfadhigii Shanaad ee Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay Safiirka Dowlada Uk u jooga Soomaaliya

Next Post
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay Safiirka Dowlada Uk u jooga Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay Safiirka Dowlada Uk u jooga Soomaaliya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In