Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jarmalka oo qeyb ka qaadanayo hormarinta adeegyada caafimaadka ee Punland

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Jarmalka oo qeyb ka qaadanayo hormarinta adeegyada caafimaadka ee Punland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlada jarmalka ayaa ugu deeqday hay’adda UNICEF lacag loogu talo galay in wax lagaga qabto horumarinta caafimaadka iyo la dagaalanka  Covid-19 maamul goboleedka Puntland ee soomaaliya.

Lacagtan oo gaareysa 7.2 malyuun oo euro ayaa waxaa ku deeqay wasaarada horumarinta iyo iskaashiga dhaqaalaha ee dalka jarmalka.

Related posts

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026

UNICEF ayaa iyada oo kaashaneysa puntland waxay ka shaqeenayaan in ay daboolaan baahiyaha caafimaadka oo aanay hakin xaaladaha karoonaha dadkuna helaan adeega caafimaad ee aas aasiga ah.

Dowlada jarmalka iyada oo kaashaneysa baanka maalgalinta jarmalka waxay qeyb weyn ka qaadatay xoojinta adeegyada caafimaad ee Puntland taas oo ay ku bixisay aduun gaaraya 23 malyuun oo euro .

UNCIEF waxa ay tilmaantay in lacagta cusub ee jarmalka ku deeqay lagu bixin doona taageerada isbitaalada iyo goobaha caafimaad ee gobolada Nugaal iyo Mudug.

Sidoo kale waxaa ahmiyad la siin doona oo qarashkan lagu bixin doonaa taageerida hooyada iyo dhalaanka ,talaalka caruurta iyo daaweynta cudurada guud ee deegaanka ka jira .

Kaalmada caafimaad waxaa ka faa’iideysan doona dad gaaraya hal malyuun kuwaas oo 250,000 ay yihiin caruur ka yar shan sano.

Jesper moller oo ah madax UNICEF ee soomaaliya ayaa dowlada jarmalka uga Mahad celiyay kaalmada iyo taageerada joogtada ah oo ay siiso xafiiska UNICEF ee soomaaliya .

Tags: Jarmalka oo qeyb-ka qaadanayo hormarinta adeegyada caafimaadka ee Punlad
Previous Post

Xubaha Cusub ee  Golaha Deegaanka Galkacyo Oo la Dhaariyay+Sawirro

Next Post

Qeybta sedexaad ee Dhaqanka Hirshabeelle oo maanta gaaray Jowhar+Sawirro

Next Post
Qeybta sedexaad ee Dhaqanka Hirshabeelle oo maanta gaaray Jowhar+Sawirro

Qeybta sedexaad ee Dhaqanka Hirshabeelle oo maanta gaaray Jowhar+Sawirro

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In