Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jubbaland oo soo saartay liiska kuraas hor leh

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Jubbaland oo soo saartay liiska kuraas hor leh
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga hir-gelinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland ayaa soo saaray liiska 13-kursi oo kamid ah 43-ka kursi ee laga soo doorto deegaanada Jubbaland.

Doorashada kuraastaan ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay ka dhacdo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

Related posts

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026

Guddiga doorashada heer jubbaland ayaa horay u shaaciyey liiska 14-kursi, kuwaas oo lix ka mid ah doorashadooda la qabtay.

Maamullada kala HirShabelle, Galmudug iyo Puntland ayaa saacadihii u damnbeeyey sii daayey liiska kuraas ay maalamaha soo socda qaban doonaan doorashadooda.

Sida ay ku heshiiyeen golaha wadatashiga qaranka dhowr iyo afartanka cisho ee soo socota ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo doorashada xildhibanada golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad.

Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya, oo ay ku mideysan yihiin ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda dowlad goboleedyada ayaa shirkii ay Muqdisho kusoo geba-gebeeyeen 9-kii Janaayo waxay isku raaceen in doorashada Golaha Shacabka lasoo geba-gebeeyo kahor 25-ka bisha Febraayo 2022.

Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa billaabay dedejinta doorashada Golaha Shacabka, Puntland ayaa shalay soo saartay liiska 10-kii kursi ee ugu horeysay, Galmudug ayaa soo saartay liiska 21-kursi, halka HirShabeelle ay soo saartay liiska 13-kusri, maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in dhamaan kuraastaas lasoo doorto.

Previous Post

Waa sidee xaaladda caafimaad ee Maxamed Ibraahim Macalimuu?

Next Post

Sawirro: Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray Beledweyne

Next Post
Sawirro: Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray Beledweyne

Sawirro: Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray Beledweyne

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la...

Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

February 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Abdalla...

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

February 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In