Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kenya: kooxo hubeysan oo geystay afduub & dhaawacyo kale

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Kenya: kooxo hubeysan oo geystay afduub & dhaawacyo kale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Kooxo hubeysan ayaa qafaashay qof talyaani ah oo ka mid ah shaqaalaha mutawaca ah ee ka howlgala NGO-yada,isla markaana dhaawacay shan ruux ,ka dib kolkii ay rasaas ku fureen dadkaasi oo ku sugnaa gobolka xeebta ah ee Kilifi oo ka tirsan daka Kenya,sida ay ku warameen ciidamada Boliiska.

Kooxahaasi  oo ku hubeysnaa qoryaha AK-47,ayaa rasaas la beegsaday dadkaasi oo jogay xarunta ganacsiga Chakama ee Kilifi ,kaas oo 80-km galbeed ka xiga magaalada Malindi .

Kooxdaasi waxa ay qafaasheen haweeneey  Talyaani ah oo 23 –sano jir ah,kana mid aheyd shaqaale si mutawacnimo ah uga shaqeynaayey ey NGO-ka howlgala halkaasi.

Dadka dhaawacmay oo da’doodu u dhaxeysaa 10 illaa 23­-sano jir,waxaa la tilmaamay in hal ruux ay culus tahay xaaladiisa caafimaad,ka dib markii loo qaaday cisbitaal.

Weli ma cadda kooxdaasi iyo halka ay u dhaqaqeen ,waxaana jira dadaallo lagu baadigoobayo dadkaasi oo ay wadaan ciidamada Boliiska.

Previous Post

Yemen: 85-Kun oo Halis ugu jira in ay u dhintaan Nafaqo daro.

Next Post

21-ka November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed

Next Post
21-ka November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed

21-ka November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In