Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxda Heegan oo bar bardhac la gashay koox ka dhisan dalka Burundi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Kooxda Heegan oo bar bardhac la gashay koox ka dhisan dalka Burundi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Heegan ee dalkeena Soomaaliya ayaa maanta kulankeedii ugu horeeyay la cayaartay kooxda Lydia Ludic ee dalka Burundi, kaasi oo ka tirsanaa tartanka CECAFA Kigame Clup Cup oo loo qabtay sideed koox oo ku soo guuleystay horyaalada dalalka bariga iyo bartamaha.

Qeybta hore ayaa labada dhinac waxa ay isku mari waayeen barbaro gool la’aan 0-0, waxaana labada dhinac soo maray fursado aad qaali u ahaa oo ay goolal ku beddeli kareen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kaddib markii laga soo laabtay waqtiga naasiinada ayaa labada dhinac waxa ay muujiyeen kubbad koox walba ay ku raadineysay guul, inkastoo aysan dhicin taas oo waxaa lagu kala baxay bar baro 0-0.

Heegan ayaa waxa ay heshay dhibicdii ugu horeeysay tartanka, iyadoo mas’uuliyiinta kooxda ay rajo wanaagsan ka muujiyeen tartanka.

Previous Post

Bandhig dhaqameed lagu qabtay xarunta degmada Warta Nabadda

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Mas’uuliyiinta Safaaradda Yemen ee Soomaaliya oo ka mahadceliyay taageero loo fidiyay

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Mas’uuliyiinta Safaaradda Yemen ee Soomaaliya oo ka mahadceliyay taageero loo fidiyay

DAAWO SAWIRRADA: Mas’uuliyiinta Safaaradda Yemen ee Soomaaliya oo ka mahadceliyay taageero loo fidiyay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In