Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxda Horseed oo 41 sano kaddib ku guuleysatay horyaalka Soomaali Premier League “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Kooxda Horseed oo 41 sano kaddib ku guuleysatay horyaalka Soomaali Premier League “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa 41-sano kaddib ku guuleysatay Horyaalka Soomaali Premier League xilli ciyaareedkan 2020-21.

Cawo iyo Maalin ayaa loo caleemo saaray Horyaalka Soomaali Premier League kaddib markii Naadiga MCC oo ay la ciyaari lahaayeen kulan kala bax ah (Paly off) ay soo xaadiri waayeen garoonka Eng. Yariisow.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Labada kooxood ee MCC iyo Horseed ayaa isku dhibco ka noqday horyaalka Soomaali Premier League, waxaana loo baahday in lagu kala saaro kulan kala bax ah oo Kooxdii adkaatana ay horyaalka ku guuleysato.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa go’aansaday in Kooxdii imaan weysa ay dhibcaha ka qaadaan, iyadoo markii ay MCC soo xaadiri weysayna qaab for fait ah ay horyaalka ku qaadday kooxda Horseed.

Kooxda Horseed ayaa inta aan loo caleemo saarin hanashada horyaalka Soomaali Premier League, waxa ay baasteen kubadda isku dhiidhiib dhor daqiiqo socday oo uu garsoorku xaadir ahaa kaddibna ay kubbadda shabaqa geliyeen sidaasna lagu xukmiyey in ciyaartu dhammaatay oo horyaalka ay ku guuleysatay naadiga Cawo iyo Maalin ee Horseed.

Previous Post

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee QM “SAWIRRO”

Next Post

Dood cilmiyeed ku saabsan sida looga gudbi karo caqabadaha ay haweenku wajahaan xilliga doorashooyinka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Dood cilmiyeed ku saabsan sida looga gudbi karo caqabadaha ay haweenku wajahaan xilliga doorashooyinka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Dood cilmiyeed ku saabsan sida looga gudbi karo caqabadaha ay haweenku wajahaan xilliga doorashooyinka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In